Sign in to follow this  
Deeq A.

Kal-fadhigii saaka ee Golaha Guurtida oo Kooram la’aan u furmi waayey iyo guddoomiye Saleebaan oo xilka laga qaadayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Kal-fadhigii saaka ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa u furmi kari waayey Kooram la’aan.

Xildhibaanada aqlabiyada Golaha Guurtida ayaa saaka isku urursadey mid ka mid ah Hotelada Hargeysa, isla markaana go’aansadey inay aaney tagin kulankii saaka loo balansaa.

Xoggo ayaa sheegaya in Guddoomiye Saleebaan uu saaka qorsheynaayey in Golaha ka ansixiyo soo celinta Madaxweyne Muuse Biixi ee xeerka Doorashooyinka.

Xildhibaanada Aqbaliyada Golaha Guurtida oo  la sheegayo inay diyaarinayaan xil ka qaadista Guddoomiye Saleebaan ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay Warbaahinta la hadlaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this