Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 15, 2009 Kamoon, folks. Lighten up and take it iisi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Waar bal sug wax baan u yara shegayaaye ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 Xaglatoosiye waa muwaadin soomaaliyeed oo aaminsan midnimada, madaxbanaanida, iyo horumarka dalkiisa Somalia iyo mandaqada SSC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Waxaan ku waydiiyay wax aad isu tihiin niyow ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 waxaa horay loo yidhi, nin tiisa daryeel ayaa tukale ku, markaa JB adoo bal naftaada wax sheeg hadii aad itaal, caqli isku heyso oo is daawee mida kale, caqli yiri ayaa kaa yeedhsiisay inaad? suaal macnodara ah inaad na weesiidid maaxaad isku tihiin baa caqlikaaga ku duuban, wax kale meesha kuma heysid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Waar niyow su'aasha ka jawaab billaa caleek ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 War hadii aad caqli kugu jiro, Su aasha horaan kaaga jawaabay, waxa aanu isku nahay oo ah inuu Xagletoosiye yahay waa muwaadin soomaaliyeed oo aaminsan midnimada, madaxbanaanida, xoriyada, iyo horumarka dalkiisa Somalia iyo mandaqada SSC, intaa wax ka badan ma jiro agteeda,oo qadarin mudan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Isagu wuxuu yahay kumaan waydiin deee ,,, come on ,, waar niyow intaa waad ka caqli badan tahaye su'aasha ka jawaaboo maxaad isu tihiin ninka ? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 war illeen anagaa wax na latusey, war kan wax kale ma la barin miyaa? maxaad isku tihiin uun buu lasoo taaganyahay!!! cajiib suaal kale ma heysaa, taa horaa looga jawaabay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 I have a lot actually but you failed to answer the first one ................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 hadiiba tii ugu horeesay saa u macno darantay, hadaa kuwa kalana waa ka liitaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Waar niyow su'aalaha ka jawaab marka lagu waydiiyo ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted October 15, 2009 A promising development and a young leader with the potential to be a transformational force in the region. Mr. Xaglatoosiye looks like a trustworthy, old fashioned, pure blooded Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites