Liibaan Posted October 14, 2009 Hogaanka SSC Saleebaan Saleebaan Ciise Axmed Oo Kulan La Qaatay Madaxda Safaaradda Maraykanka Ee Kenya Written by Jidbaale.com Wednesday, 14 October 2009 08:39 Nairobi(Jidbaale.com):-Kulan maanta dhexmaray safiirka u maraykanka dalka Kenya iyo hogaanka ugu sareeyo ee SSC iyo sidoo kale Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa waxaa kulan balaadhan uu dhex maray safiirka u fadhiyo maraykanka dalka Kenya Michel Runbeger iyo hogaanka ugu sareeyo ee gobalada SSC iyo sidoo kale Garaad Jaamac Garaad Cali iyo waliba Madaxweynihii hore ee Puntland Mohamed Cabdi Xaashi sidoo kale Cabdirashiid Ismail Ukun. Kulan kan ayaa waxaa uu ahaa mid lugu soo dhawaynayay Hogaanka cusub oo ay samaysteen gobalada SSC. Ugu horayntii aya waxaa hadalo qiimo ka jeediyaya garaadka guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali waxaan uu u mahad celiyaya Mr Michel Runbeger mahadcelinta ka dib ayaa garaadka waxaa uu ka sheekeeyaya taariikhda ay daraawish la hayd iyo waliba halgankii ay u soo galeen dhulkooda waxaa kale oo uu sheegay in ay yihiin dadkakaliya ee soomaliya is kku xidha aynan doonayn in soomaaliya kala godo hadana ay samaysteen hogaan cusub ayna kku doonayaa in ay dhulkooda ku maamushaan. Waxaa isna ka hadlay goobtaasi Mohamed cabdixaashi oo sheegay in looga baahanyahay dawlada maraykanka in ay si buuxda ula shaqeeyaan hogaanka cusub ee uu madaxda u yahay Suilayban Ciise Ahmed sidoo kale waxaa uu sheegay Mohamed Cabdi Xaashi in hogaan kuxigaynkii isna laga casumay xaflad tan oo kale ayna casumayn safaarada norweyn Waxaana uu sheegay Michel Runbeger in uu aad ugu faraxsan yahay hogaanka cusub oo ay samaysteen Gobalada SSC maadaama ay yihiin gobalada kaliya ee is ku xidha somaliya aynayoihiin dad aad u qaalisan waliba waxaa uu tusaale u soo qaatay in ay badbaadiyeen calankii soomaaliya 19 sanadoodna ay diideen in ay raacan maamulka somalidiidka ah. Waxaa isna hadalkii la wareegay Hogaanka Ugu sareeyo ee SSC Suilayban Ciise Ahmed Kaar waxaana uu u mahad celiyay dawlada maraykanka oo manta u fidisay casumaad marka xigana uu u sheegay in uu sii kordho xidhiidhka dawlada maraykanka iyo gobalada SSC isla mar ahaantana aanu diyaar unahay waxa aad nooga soo baahantaan. Sidoo kale waxaa halkaas joogay safiiro aad u badan oo u qaabisan Arimaha somaliya ku waasi oo iyana mahad celin u jeediyaya hogaanka cusub ee SSC ayna u sheegen in arinta cusub mar hore loo baahnaa balse adana aanu aad ugu faraxsanahay aana ka soo qaybgali doono xaflada caleemo saarka ah ee dhici doonto maalinka khamiista ah . Jidbaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 14, 2009 Kulan dhexmaray Hogaanka SSC Iyo Safaarada Marakaynka News {Nairobi}14-10-09Waxaa waanta oo ay tahay taariikhdu 12 October ayaa waxaa kulan balaadhan uu dhex maray safiirka u fadhiyo maraykanka dalka Kenya Michel Runbeger iyo hogaanka ugu sareeyo ee gobalada SSC iyo sidoo kale garaad jaamac garaad cali iyo waliba Madaxweynihii hore ee puntland Mohamed cabdi xaashi sidoo kale cabdirashiid maxamuud Saleyban Ukun kulan kan ayaa waxaa uu ahaa mid lugu soo dhawaynayay Hogaanka cusub oo ay samaysteen gobalada SSC... Ugu horayntii waxaa furay Garaad Jaamac Garaad Cali Ugu horayntii aya waxaa hadalo qiimo badan ka jeediyaya Garaadka guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad cali waxaan uu u mahad celiyaya Mr Michel Runbeger, mahadcelinta ka dib ayaa Garaadka waxaa uu ka sheekeeyaya tariikhdii ay Daraawish ay lahayd iyo waliba halgankii ay u soo galeen dhulkooda waxaa kale oo uu sheegay in ay yihiin dadka kaliya ee soomaliya isku xidha aynan doonayn in soomaaliya kala godo hadana ay samaysteen hogaan cusub ayna ku doonayaa in ay dhulkooda ku maamushaan. Waxaa isna ka hadlay goobtaasi Ex Madexweyne Mohamed Cabdi Xaashi oo sheegay in looga baahanyahay Dawlada Maraykanka in ay si buuxda ula shaqeeyaan hogaanka cusub ee madaxda u yahay Saleeban Ciise Ahmed sidoo kale waxaa uu sheegay Mohamed Cabdi Xaashi in hogaan kuxigaynkii isna laga casumay xaflad tan oo kale ayna casumayn Safaarada Norway.. Waxaa hadalkii qaatay Ambassador Michel Runbeger Michel Runbeger ayaa yidhi aad ayaan ugu faraxsan yahay hogaanka cusub oo ay samaysteen Gobalada SSC maadaama ay yihiin gobalada kaliya ee is ku xidha somaliya ayna yihiin dad aad u qaalisan waliba waxaa uu tusaale u soo qaatay in ay badbaadiyeen calankii soomaaliya 19 sanadoodna ay diideen in ay raacan maamulka somalidiidka ah..... Hadalkii waxaa la wareegay hogaanka ugu sareeyo SSC Saleebaan Ciise Ahmed kaar ayaa hadalkii la wareegay isaga oo ah Hogaanka Ugu sareeyo ee SSC Saleeban Ciise Ahmed Kaar waxaana u mahad celiyay Dawlada Maraykanka oo manta u fidisay casuumaadan marka xigana waxaa uu u sheegay in uu sii kordho xidhiidhka Dawlada Maraykanka iyo gobalada SSC isla mar ahaantana aanu diyaar unahay waxa aad nooga soo baahantaan... Sidoo kale waxaa halkaas joogay safiiro aad u badan oo u qaabisan Arimaha somaliya ku waasi oo iyana mahad celin u jeediyaya hogaanka cusub ee SSC ayna u sheegen in arinta cusub mar hore loo baahnaa balse adana aanu aad ugu faraxsanahay aana ka soo qaybgali doono xaflada caleemo saarka ah ee dhici doonto maalinka khamiista ah..... Saleeban Xaashi Dheere NAIROBI KENYA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 14, 2009 Sxb, It is still not known whether what was declared in nairobi was truly a new administration or a lobby group to represent the interest of the ssc people. There is alot of online media who have said it is a new administration, however their also other more reliable news outlets who have said it is lobby group only. So we will have to wait and hear from saleban cise himself on radio declare this, till then hold your high horses. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2009 Was this not a meeting to celebrate the Somali flag day? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2009 web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2009 ^ ^ Do u have to ruin the party niyow ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 14, 2009 waa muuqataa, waana la ogyahay kuwa ka xun in shacabka soomaaliyeed ee SSC ka tashadaan horumarkooda,iyo mustabalkooda Waxaan oran lahaa war xaasidnimada iska dayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2009 maya cidina kama xuma ee runta uun sheeg sxb ,,, fabrication ka uun ka daa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 14, 2009 iska cadeeso oo runta sheeg, inaad ka xuntahay beenta iyo fibrications adaa yaqaan, taa adaa laguu dayay, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Way kugu caddahay niyowe waxba ha ka galgalan ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 waxaan ku oran lahaa waxba haa ka naxin, oo naftaada haa ku waayin sida aad u dhaqmasid waxaa cad inaad ka xuntahay, markaa believe Whatever makes you sleep better at night! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 That is not how it is done sxb anagaa waxan kaaga horraynaye ,,,,, you need to use facts not fabricated pictures. SOL is not the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 15, 2009 The flag is 55 years old. Older than a lot of flags around. Waligaa jir calanoow suuban. Calan suubanoow Samada u ekoow Maalintii la suray Saan u doonayoo Samo waarnayoo Sucdi baan nahee Waa inaan u sara kacnaa Salaan la hortagnaa Markii la saarayo U sacabtumaay U sacabtumaay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 15, 2009 Dadka caqliga yar sida adoo kale, ayaa mooda dadkle inay sidooda kale yihiin , fabrications iyo beenta adaa yaqaan cidna kuugama imanaso, If there is anyone who thinks SOL is the world, it is you Mr. J. baro, with over 26000 posts of lies and fabrications, who can beat that distasteful record? adiga ayee kuu tahay SOL quraac, qado iyo casho, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 15, 2009 Waar xaglatoosiye maxaad isu tihiin niyow ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites