Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Kismayo still in the hands of Al-Qaeda!

Recommended Posts

Aweys and his lackeys saved the lives of their fellow clansmen in Mogadishu but now it seems that they want to endanger the lives of somalis in Kismaayo. Will this be the last show down between the TFG and UIC?

 

20 Tikniko ah oo ay saaran yihiin Maleeshiyo Ajaanib ah oo soo gaaray Kismaayo.

 

Last Updated::2006-12-28 21:02:15

 

Kismaayo:- Labaataneeyo gaadiidka dagaalka ah oo xalay kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa galabta soo gaaray magaalada Kismaayo.

 

Gaadiidkan Tiknikada ah ayey saarnaayeen maleeshiyooyin Ajaanib ah iyo qaar kamid ah maleeshiyooyinkii Maxaakiimta ee xalay isaga soo baxay magaalada Muqdisho.

 

Maleeshiyadan ayaa labo aag ka kala degay magaalada Kismaayo ayadoo ay qaar kamid ah ku sugan yihiin Airporka Kismaayo.

 

Ciidamadan ayaa soo gaaray Kismaayo xili ay xoogaga Maxaakiimta noqdeen kuwa ku burbura dagaaladii ay la galeen DFKMG iyo ciidamada Itoobiya.

 

Magaalada Kismaayo ayaa ah magaalada ay hada ku sugan yihiin intii ka hartay maleeshiyaadka maxaakiimta, ayadoo ay qaar kale ku sugan yihiin nawaaxiga degmada Jilib.

 

Kismayo | Somaliya

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this