Fiqikhayre Posted December 28, 2006 Aweys and his lackeys saved the lives of their fellow clansmen in Mogadishu but now it seems that they want to endanger the lives of somalis in Kismaayo. Will this be the last show down between the TFG and UIC? 20 Tikniko ah oo ay saaran yihiin Maleeshiyo Ajaanib ah oo soo gaaray Kismaayo. Last Updated::2006-12-28 21:02:15 Kismaayo:- Labaataneeyo gaadiidka dagaalka ah oo xalay kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa galabta soo gaaray magaalada Kismaayo. Gaadiidkan Tiknikada ah ayey saarnaayeen maleeshiyooyin Ajaanib ah iyo qaar kamid ah maleeshiyooyinkii Maxaakiimta ee xalay isaga soo baxay magaalada Muqdisho. Maleeshiyadan ayaa labo aag ka kala degay magaalada Kismaayo ayadoo ay qaar kamid ah ku sugan yihiin Airporka Kismaayo. Ciidamadan ayaa soo gaaray Kismaayo xili ay xoogaga Maxaakiimta noqdeen kuwa ku burbura dagaaladii ay la galeen DFKMG iyo ciidamada Itoobiya. Magaalada Kismaayo ayaa ah magaalada ay hada ku sugan yihiin intii ka hartay maleeshiyaadka maxaakiimta, ayadoo ay qaar kale ku sugan yihiin nawaaxiga degmada Jilib. Kismayo | Somaliya HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 28, 2006 ^^^They will be hunted down. No matter what. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted December 28, 2006 The Colonel must be tired with the Tom and the Jerry scenes that the Captain is playing with him.Its about time to silence him once for all. Quote Share this post Link to post Share on other sites