Sign in to follow this  
Abtigiis

Islamists Unifying: Good News

Recommended Posts

Abtigiis   

Muqdisho: Afar Koox oo ka dagaalama K/Soomaaliya ayaa sameystay Isbaheysi ay ku mideysan yihiin

5. Januar 2009

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

-------------------------------------------------- ------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG iyo joogitaanka ciidamada shisheeye ayaa ku dhawaaqay Isbaheysi ay ku mideysan yihiin, walow magaca isbaheysigaasi uu yeelanayo aysan weli isku raacin.

 

Afar Koox oo lagu kala magacaabo Raa-kambooni, Jabhadul Islaamiya, Caanoole iyo Garabka Maxkamaddaha ee Asmara ayaa waxay yeesheen isbaheysi siyaasad ahaan iyo ciidan ahaan ay ku mideysan yihiin, isla markaana wixii hada ka danbeeya ay guda geli doonaan sameynta magacii isbaheysiga noqon lahaa.

 

Guddoomiyaha Jabhadul Islaamiya Sheekh Axmed Cumar oo Saxaafadda u qabtay shir jaraa'id ayaa sheegay in mudo ay ku howlanaayeen sidii ay kooxahan u sameysan lahaayeen isbaheysi kulmiya afkaartooda iyo xoogooda, wuxuuna sheegay in ururadan isku yimid ay soo saareen qodobada hoos ku qoran.

 

In ay tahay guul u soo hoyatay Umadda Soomaaliyeed haddii ay Itoobiyaanka baxaan

 

In ay meel iska dhigeen khilaafka u dhaxeeya Xoogagga Muqaawamada

 

In Ciidamada AMISOM ay la dagaalami doonaan ilaa ay dalka ka baxaan

 

In hadii la keeno dalka ay la dagaallami doonaan ciidamo kasta oo shisheeye

 

In heshiiska Jabuuti faa’iido u lahayn Umadda Soomaaliyeed

 

In aysan muqaawamada u deg degin la wareegidda meelaha ay ka baxaan Ciidamada Itoobiya

 

In ay soo dhaweynayaan dadaalka ay culumada wadaan ee ku aadan mideynta kooxaha dagaalama

 

Kooxahan ku midoobaya Isbaheysiyo leh magacyada Islaamiga ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili ciidamada dalka Itoobiya ay bilaabeen in ay ka baxaan dalka Soomaaliya, waxaana shalay Ururka Al-Shabaab uu shaaciyay in ay midoobeen Midowga Maxkamaddaha, balse taasi waxaa beeniyay afhayeen u hadlay Maxkamaddaha oo ku tilmaamay been aan sal iyo raad laheyn mideynta uu sheegay Abuu Mansuur Roobow.

 

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Good news indeed. The Ethiopians are not going anywhere so they need to unite, keep the struggle and not fight each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The true somali islamists:

 

A:

Their strength

..is their ability to restore peace and order at any cost in the area that they do control. By this they win the hearts and minds of the people. On a scale of -5 to 5: I give them 5 POINTS ...very impressive!!

 

B:

Their weakness

..is though political one and their lack of good social conscience (good judgment). By this they make more and more silly mistakes and comments, create enemies..plus organisation wise they are state of disorder all of these will ultimately contribute to their downfall. On a scale of -5 to 5: -4 POINTS ...failed!

 

So lets do the maths: A-B=1

Overall: They are slightly below the everage!! C'mon I know they can do better!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this