Abtigiis Posted January 6, 2009 Muqdisho: Afar Koox oo ka dagaalama K/Soomaaliya ayaa sameystay Isbaheysi ay ku mideysan yihiin 5. Januar 2009 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------- ------------------------------ Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland)- Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG iyo joogitaanka ciidamada shisheeye ayaa ku dhawaaqay Isbaheysi ay ku mideysan yihiin, walow magaca isbaheysigaasi uu yeelanayo aysan weli isku raacin. Afar Koox oo lagu kala magacaabo Raa-kambooni, Jabhadul Islaamiya, Caanoole iyo Garabka Maxkamaddaha ee Asmara ayaa waxay yeesheen isbaheysi siyaasad ahaan iyo ciidan ahaan ay ku mideysan yihiin, isla markaana wixii hada ka danbeeya ay guda geli doonaan sameynta magacii isbaheysiga noqon lahaa. Guddoomiyaha Jabhadul Islaamiya Sheekh Axmed Cumar oo Saxaafadda u qabtay shir jaraa'id ayaa sheegay in mudo ay ku howlanaayeen sidii ay kooxahan u sameysan lahaayeen isbaheysi kulmiya afkaartooda iyo xoogooda, wuxuuna sheegay in ururadan isku yimid ay soo saareen qodobada hoos ku qoran. In ay tahay guul u soo hoyatay Umadda Soomaaliyeed haddii ay Itoobiyaanka baxaan In ay meel iska dhigeen khilaafka u dhaxeeya Xoogagga Muqaawamada In Ciidamada AMISOM ay la dagaalami doonaan ilaa ay dalka ka baxaan In hadii la keeno dalka ay la dagaallami doonaan ciidamo kasta oo shisheeye In heshiiska Jabuuti faa’iido u lahayn Umadda Soomaaliyeed In aysan muqaawamada u deg degin la wareegidda meelaha ay ka baxaan Ciidamada Itoobiya In ay soo dhaweynayaan dadaalka ay culumada wadaan ee ku aadan mideynta kooxaha dagaalama Kooxahan ku midoobaya Isbaheysiyo leh magacyada Islaamiga ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili ciidamada dalka Itoobiya ay bilaabeen in ay ka baxaan dalka Soomaaliya, waxaana shalay Ururka Al-Shabaab uu shaaciyay in ay midoobeen Midowga Maxkamaddaha, balse taasi waxaa beeniyay afhayeen u hadlay Maxkamaddaha oo ku tilmaamay been aan sal iyo raad laheyn mideynta uu sheegay Abuu Mansuur Roobow. AllPuntland, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted January 6, 2009 ^Good news indeed. The Ethiopians are not going anywhere so they need to unite, keep the struggle and not fight each other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 6, 2009 The true somali islamists: A: Their strength ..is their ability to restore peace and order at any cost in the area that they do control. By this they win the hearts and minds of the people. On a scale of -5 to 5: I give them 5 POINTS ...very impressive!! B: Their weakness ..is though political one and their lack of good social conscience (good judgment). By this they make more and more silly mistakes and comments, create enemies..plus organisation wise they are state of disorder all of these will ultimately contribute to their downfall. On a scale of -5 to 5: -4 POINTS ...failed! So lets do the maths: A-B=1 Overall: They are slightly below the everage!! C'mon I know they can do better! Quote Share this post Link to post Share on other sites