Sign in to follow this  
osman_nz

Puntland Congratulated By Geneva Convention For Combating Mines (Sawiro)

Recommended Posts

osman_nz   

 

GAROWE: Aqooniswaydaarsi looga hadlayo Miinada iyo walxaha qarxa oo uu furay M.waynaha Puntland

Posted to the Web Jun 09, 09:25

 

Garoowe:-M.waynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa furay aqooniswaydaarsi ay ay soo qaban qaabisay hay’adda Puntland u qaabilsan Miinada iyo Walxaha qarxa ee PMAC ayna maalgalisay hay’adda Genevacall kaa soo lagu qabtay xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC waxaana looga hadlayaa dhibaatada ay leeyihiin Miinada iyo walxaha qarxa.

 

files.php?file=0k5_852021308.jpg

 

M.waynaha Dr.Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa wuxuu sheegay in ay jiraan deegaamo badan oo ka tirsan Puntland oo ay ku duugan yihiin Miinada ayna yaaliin noocyada kala duwan ee walxaha qarxa ku waa soo u baahan in laga bad-baadiyo dadka iyo duunyadaba wuxuuna si gaara u xusay goobihii lagu dagaalamay wakhtiyo kala duwan.

 

 

Madaxa hay’adda PMAC Mr. Cabdirisaaq Ciise Xasan (Khaatumi) ayaa wuxuu sheegay in hay’addiisu ay ku hawlan tahay la dagaalanka iyo ka hortga Miinada iyo Walxaha qarxa wuxuuna soo bandhigay waxqabadkoodii iyo deegaamo kala duwan waxyaalihii ay qabteen iyo mustaqbalka waxa u qorshaysan ee ay doonayaan in ay wax ka qabtaan.

 

 

Isilibeg oo ah Madaxa Haydda Geneva Call oo ay Xarunteedu tahay Magaalada Ceneva ee Dalka Sweserland, waxay ugu horay amaan balaaran ay u jeedisay Maamulka Puntland oo ku sheegtay in ay Puntland ka mid tahay 37 Dowladood oo ku midoobey Mashruucaan Burburinta waxayaalah qarxa.

 

Haweynadaan ayaa ku dheeratay Taariikhda PMAC oo ah Hayada Puntland u qaabilsan Miinada waxayna sheegtay in la asaasay 2003 islamarkaasna ay ku guuleysatay intii ay jirtay iney burburiso 126 shey oo waxyaalaha qarxa ah kuwaas oo ay goobo kala duweyn ka soo Aruuriyeen waxayna sheegtay in ay gacan ka siiyeen burburitan waxyaalahan Ciidamada Daraawiishta Puntalnd.

 

Saciid Cabdi Saciid

Puntlandpost,Garoowe

 

siciidcabdi09@hotmai l.com

Source: http://www.puntlandp ost.com/newspage.php ?articleid=7575

 

Excellent Job Puntland Development Research Center (PDRC) and Puntland Government.Only ONEEEEE of 37 nation's apart of eliminating mines in the world. Final Note Great job geneva call organization for recognizing puntland effort. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this