Sign in to follow this  
Deeq A.

Halkani ka akhriso warqad madaxweynahu uu ku sheegaayo in ay sharci jabin tahay in guurtida laba jeer lagu celiyo xeer

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Muuse Maanta iyo shalay iyamuu sharcijabin Sameeyay
Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sannadkii hore xeerka shaqaalaha ee uu ku soo celiyay golaha wakiilada wuxuu u daliishaday in aan guurtida laba jeer xeer lagu soo celin karin.

Screenshot_20240123_142717_Word.jpg Screenshot_20240123_142944_Word.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this