Saalax Posted June 28, 2010 SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU CUNSURIYADEEYEEN MUWAADIN S/LAND U DHASHAY MINESOTA(OWN)-Waxaa soomaalida degan gobolka Minasota ee Maraykanka ay qabteen xaflad ku sheeg ay ugu magac dareen 26 juun xafladaas oo ay ka dhex muuqdeen fanaanada codka macaan ee reer s/land Hibo Maxamed hudoon "hibo nuura" ayaa waxaa isugu yimid daweyne aad u tiro bada dadkaas oo si weyn isu soo abaabulay iyagoo ka xun qabashadii doorashada s/land oo ku beegnayd 26 juun si aan hore xaflad metesha waqooyigii dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ay u qabteen si xin iyo xasaradi ku jirto oo ay isu abaabuleen. Dadka koonfurta soomaaliya oo ah dad ay dilootay qabiil jidh nacay ay u hayaan dadka reer s/land ee sharafta iyo qaderinta mudan ee iyadoo ay dumiyeen dalkoodii laayeen dadkoodii hadana aan u hayn wax xumaan ah leh aynu nabad iyo jaarnimo kuwada noolaano ayay weli nacaybkii iyo qabyaaladii sii wadaan, hadaba waxaa dhacday in nin muwaadin reer sland ah ku nool magaaladaa uu si geesinimo ah iyadoo loo dabaaldegayo xornimadiisii uu gumaysigii ingriiska 26june ka qaatay loo dabaaldegayo uu tuurta ugu soo qaatay calankii calankii uu dib ugala soo noqday midowgii lagu hungoobay ee soomaaliya halkaana ay ku cunsuriyadeeyeen iyagoo ugu yeedhay a skar police ah. dhalinyarona u hanjabtay muwaadinkaa aan waxba gaysan ee mabda'iisa iyo fikirkiisa xalaasha ah muujinaayay waxaan idin tusayaa muwaadinka oo ficilkiisa muujiyay anigoo ka xun maga muwaadinka oo aan hayn balse aan dib idinka soo sheegi hadii eebe idmo waxaan leeyahay meelkasta muwaadin xalaala oo wadankiisa iyo dalkiisa jecel baa jooga, qadiyadiisana aan ugala gabanayn cid allaale iyo cidii ka hor imaanaysa muwaadin guulayso guulayso guulayso waa kan muwaadinkii ee reer s/land barsho wanaagsan. muwaadinkii oo si aan gabasho lahayn u soo galay isagoo camero sita dumar iyo ragna afka gacanta la saaray. muwaadinkii oo la soo kala baxay calankiisii lana garab socda calankii soomaaliya. muwaadinkii oo cadho xoogle ay ka muuqato sida loola dhaqmayna ka xun oo wada arkaysaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 28, 2010 Sheekada reer waqooyi waanku rubaa mana ku rabi waaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prometheus Posted June 28, 2010 LOL. That's just a dhoocil move (anna waykan i soo eeg) on the part of the so-called muwaadin. Every country has its fair share of ninnies and dummies. Somaliland is no exception. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 28, 2010 ^Maybe he could crush a Dominican parade since he has habit of crushing block parties celebrating "foreign" heritage Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 28, 2010 qof muwaadin ah oo somalilander ah manu iman karayn xafladi ay jamhuuriyada somaliland ka qadatay boqortooyada ingreeska suaashu wa taas uun? xaflada ma koonfurianska uun ba loogu tallo galay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 28, 2010 ^No one is stopping to celebrate June 26, just do at your own time and space.Isqor badinaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted June 28, 2010 only konfurians have blue somali flags? Quote Share this post Link to post Share on other sites