Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkad caalami ah oo ku dhawaaqday inay joojisay alaabihii iman jirey Dekedda Berbera ee ka iman jiray dalka Yemen

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda Maraakiibta ee Maersk Line ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay alaabihii ay u kala gudbin jirtay dekeddaha ku yaalla dalka Yemen ee Cadan iyo Xudayda kuwaas oo iman jirey Dekedda Berbera ee Somaliland.

Shirkadda ayaa joojinteeda u cuskatay weerarada kooxda Xuutiyiintu ku beegsanayso shirkadaha reer Galbeedka.

Arrinka ayaa ku kooban magaalooyinka Yemen oo keliya waxaana illaa hadda Berbera toos u iman kara Maraakiibta kale ee ka soo shiraacda dekedaha kala duwan ee Caalamka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this