Sign in to follow this  
Liibaan

Caruur La Diiwaan Galinyo, Iyo Malayshiyada Hargeysa Oo Guul Darro Kala Kulantay SOOL

Recommended Posts

Liibaan   

caruur.JPG

Muuqaalka Caruur Qaarkood Wataan Dirayskii Dugsiga Oo Laga Diiwaan Galinayo Goob Ururka Riyaale Ee UDUB Calaamadiisu Ku Taalo

 

 

caruur1.JPG

Gaadhi Xamuula Lagu Guray Caruur ,Oo Magacyada Laga Soo Qoranayo

 

caruur3.JPG

caruur2.JPG

caruur1.JPG

 

 

Sawiro Muujinaya Caruur La Diiwaan Galinyo, Iyo Malayshiyada Hargeysa Oo Guul Darro Kala Kulantay Goobo Badan Oo Gobolka Sool Ah.

 

 

Jan 07, 2009 By:Jidbaale.com

Laascaanood(Jidbaale.com):-Todabaadkii aynu ka soo gudubnay waxaa ka socday goobo ka mid ah Gobolka Sool waxay ugu yeedhaan malayshiyada Hargeysa Diiwaan galin , taas oo ay aad ugu hanweynaayeen in ay goobo badan kala kulmi doonaan dad qaangaadh ah oo u soo buuxiya goobaha ay sheegeen in laga diiwaan galinyo, haddaba maxay kala kulmeen Goobahaas iyo Magaalooyinka ay tageen.

 

Magaalada Laascaanood ayaa waxa ay kala kulmeen niyad jab markii shacabku ay guryahooda iyo makhaayadaha u soo dhaafiwaayeen ,guryo goobo qarsoon u badan oo ay dhigteen qalab iyo waraaqo, goobahaas oo aanay tagin dad kooban oo ku xeeran Horgalada Maamulka Hargeysa moojaane, kuwaas oo qaraabo dhaw la ah ragga Malayshiyada Hargyesa guryahooda ku soo hogaamiyey, iyaga oo mid waliba dhawr jeer ku soo noqday, waxa lagu sheegay diiwana galinta isla markaana ay intooda badani diideen in Faro laga qaado iyaga oo u baqay mustaqbal kooda taas oo xataa intii in qortay ka dhigaysa kuwa aan oofin shuruudihii ay Malayshiyada Hargeysa la soo shirtageen.

 

Magaalada Laascaanood ayaa markii ay cid kale waayeen malayshiyada Hargeysa waxa ay keeneen Caruur yar yar oo ay magacyada ka qorteen, isla markaana ay soo dhoobeen guryaha qarsoon ee lagu buuxinayo waraaqaha, waxaadna arkaysaa caruurtii oo dharkii dugsiyada wadata oo la soo taagay iyaga oo kayuu ku jira xafiiska hortiisa, iyada oo uu helay webka jidbaale.com sawiro muujinaya caruurtaas la diiwaan galinayo, waxa kale oo aad arkaysaa wiilal aan gaadhin dada ay sheegeen malayshida Hargeysa in laysku diiwaan galinayo oo Gawaadhi lagu gurayey oo marba guri la geynayey si ay isaga qoraan.

 

Goobo badan oo ka mid ah deegaanka Magaalada Laascaanood ayaa guul darooyin badani kaga dhaceen markii gawaadhidii qalabka u siday qayb ka mid ah lagala fakaday kuwaas oo lala galay magaalada Garoowe, ka dib markii dhalinyaro deegaanka u dhalatay ay gawaadhidaas gacanta ku dhigeen, sida deegaanka Karindabayl weyn.

 

Tuuladda Yagoori ayaa iyada waxaa aad isu soo dhoobay oo lagu soo daad gureeyey beelaha Oog iyo Gaatama, wadaamo goo, ilaa ina afmadoobe dega, ka dib markii shacab weynaha Beesha Jaamac Siyaad godoomiyeen goobihii layska diiwaan galinayey, waxaana lagu arkayey reer miyi badan oo ka soo jeeda beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis , Gaar ahaan Reer Yoonis, Cali Barre iyo Solomodow oo lagu soo daad gureeyey gawaadhi kuwaas oo soo buux dhaafiyey tuulada Yagoori oo malayshiyada Hargeysa dhawaan u magacowday degmo, waxaana halkaas iska diiwaan galiyey inta badan beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis, Yagoori ayaa sanadkii 2005 waxay ugu yeedheen doorashada golaha wakiilada ee malayshiyada Hargeysa waxaa ka soo baxay laba nin oo midna Sacad Yoonis Yahay midna Reer Yoonis ka dib markii ay soo dhoobeen deegaankaas reermiyi ka soo jeedo beelahaas, halkaas oo kuwo deegaanka markaa u dhashay oo sharaxnaa ku waayeen, reer miyigan ee tirada badan ayaa waxaa hogaaminayey ninka lagu magacaabo buurmadow oo shegay in uu aad ugu faraxsan yahay mar haddii uu maanta Gobolka Sool dhex mushaaxayo.

 

 

 

Deegaanka Xudun ayaan wax lagu tilaami karo diiwaan galini ka dhicin iyaga oo shacabka halkaas degani uu ku gacansaydhay rag waraaqo la ordayey, iyaguna ay waraaqihii iyaga oo sii buuxiyey dib ugu celiyey goobihii ay ka soo qaadeen, deegaanada Kalabaydh, iyo Karindabaylweyn ayaa iyaguna dadku diideen in ay la shaqeeyaan kuwa horboodaya Malayshiyada Hargeysa, deegaanka Dhumay, Dabataag, Dharkayn geenyo, ayaan habayaraatee aanay cag dhigin Malayshiyada Hargeysa, siiba markii ay ******** in Garamgaram iyo ciidan uu wataa deegaanka Buuhoodle ku soo socdaan taas oo baqdin ku abuurtay.

 

Marka laysku Soo duubo hawlgalkii ay ku tilmaameen Diiwaan galinta ee ay malayshiyada Hargeysa ku soo eekeeyeen Gobolka Sool ayaan u hirgalin haba yaraatee, marka laga reebo xubnaha u adeego oo dhalinyaro ay qoys wadaagyihiin si khaldan wax ugu sheegay oo goobaha ay joogeen marba kayuu u galiyaan, iyo dhawr web oo isku dayey in ay soo gudbiyan sawiro iyo warbixino , kuwaas oo dhamanatood ahaa kuwo ay ka muuqatay guul darada ku habsatay malayshiyada Hargeysa iyo mashruucoodaba.

 

Waase dhici doontaa in aan aragno iyaga oo siday maalmahanba wadeen tiro intay waraaqo ku qortaan soo bandhiga oo ku andacooda in ay codeeyeen shacabka intaas ahi.

 

Jidbaale.com

 

jidbaale.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

3210.jpg

 

Sawiro Muujinaya Caruur La Diiwaan Galinyo, Iyo Malayshiyada Hargeysa Oo Guul Darro Kala Kulantay Goobo Badan Oo Gobolka Sool Ah.

 

Laascaanood(Boocame.com):-Todabaadkii aynu ka soo gudubnay waxaa ka socday goobo ka mid ah Gobolka Sool waxay ugu yeedhaan malayshiyada Hargeysa Diiwaan galin , taas oo ay aad ugu hanweynaayeen in ay goobo badan kala kulmi doonaan dad qaangaadh ah oo u soo buuxiya goobaha ay sheegeen in laga diiwaan galinyo, haddaba maxay kala kulmeen Goobahaas iyo Magaalooyinka ay tageen.

 

Magaalada Laascaanood ayaa waxa ay kala kulmeen niyad jab markii shacabku ay guryahooda iyo makhaayadaha u soo dhaafiwaayeen ,guryo goobo qarsoon u badan oo ay dhigteen qalab iyo waraaqo, goobahaas oo aanay tagin dad kooban oo ku xeeran Horgalada Maamulka Hargeysa moojaane, kuwaas oo qaraabo dhaw la ah ragga Malayshiyada Hargyesa guryahooda ku soo hogaamiyey, iyaga oo mid waliba dhawr jeer ku soo noqday, waxa lagu sheegay diiwana galinta isla markaana ay intooda badani diideen in Faro laga qaado iyaga oo u baqay mustaqbal kooda taas oo xataa intii in qortay ka dhigaysa kuwa aan oofin shuruudihii ay Malayshiyada Hargeysa la soo shirtageen.

 

Magaalada Laascaanood ayaa markii ay cid kale waayeen malayshiyada Hargeysa waxa ay keeneen Caruur yar yar oo ay magacyada ka qorteen, isla markaana ay soo dhoobeen guryaha qarsoon ee lagu buuxinayo waraaqaha, waxaadna arkaysaa caruurtii oo dharkii dugsiyada wadata oo la soo taagay iyaga oo kayuu ku jira xafiiska hortiisa, iyada oo uu helay webka jidbaale.com sawiro muujinaya caruurtaas la diiwaan galinayo, waxa kale oo aad arkaysaa wiilal aan gaadhin dada ay sheegeen malayshida Hargeysa in laysku diiwaan galinayo oo Gawaadhi lagu gurayey oo marba guri la geynayey si ay isaga qoraan.

 

 

Muuqaalka Caruur Qaarkood Wataan Dirayskii Dugsiga Oo Laga Diiwaan Galinayo Goob Ururka Riyaale Ee Udub Calaamadiisu Ku Taalo

 

 

Goobo badan oo ka mid ah deegaanka Magaalada Laascaanood ayaa guul darooyin badani kaga dhaceen markii gawaadhidii qalabka u siday qayb ka mid ah lagala fakaday kuwaas oo lala galay magaalada Garoowe, ka dib markii dhalinyaro deegaanka u dhalatay ay gawaadhidaas gacanta ku dhigeen, sida deegaanka Karindabayl weyn.

 

 

Gaadhi Xamuula Lagu Guray Caruur ,Oo Magacyada Laga Soo Qoranayo

 

 

Tuuladda Yagoori ayaa iyada waxaa aad isu soo dhoobay oo lagu soo daad gureeyey beelaha Oog iyo Gaatama, wadaamo goo, ilaa ina afmadoobe dega, ka dib markii shacab weynaha Beesha Jaamac Siyaad godoomiyeen goobihii layska diiwaan galinayey, waxaana lagu arkayey reer miyi badan oo ka soo jeeda beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis , Gaar ahaan Reer Yoonis, Cali Barre iyo Solomodow oo lagu soo daad gureeyey gawaadhi kuwaas oo soo buux dhaafiyey tuulada Yagoori oo malayshiyada Hargeysa dhawaan u magacowday degmo, waxaana halkaas iska diiwaan galiyey inta badan beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis, Yagoori ayaa sanadkii 2005 waxay ugu yeedheen doorashada golaha wakiilada ee malayshiyada Hargeysa waxaa ka soo baxay laba nin oo midna Sacad Yoonis Yahay midna Reer Yoonis ka dib markii ay soo dhoobeen deegaankaas reermiyi ka soo jeedo beelahaas, halkaas oo kuwo deegaanka markaa u dhashay oo sharaxnaa ku waayeen, reer miyigan ee tirada badan ayaa waxaa hogaaminayey ninka lagu magacaabo buurmadow oo shegay in uu aad ugu faraxsan yahay mar haddii uu maanta Gobolka Sool dhex mushaaxayo.

 

 

Deegaanka Xudun ayaan wax lagu tilaami karo diiwaan galini ka dhicin iyaga oo shacabka halkaas degani uu ku gacansaydhay rag waraaqo la ordayey, iyaguna ay waraaqihii iyaga oo sii buuxiyey dib ugu celiyey goobihii ay ka soo qaadeen, deegaanada Kalabaydh, iyo Karindabaylweyn ayaa iyaguna dadku diideen in ay la shaqeeyaan kuwa horboodaya Malayshiyada Hargeysa, deegaanka Dhumay, Dabataag, Dharkayn geenyo, ayaan habayaraatee aanay cag dhigin Malayshiyada Hargeysa, siiba markii ay ******** in Garamgaram iyo ciidan uu wataa deegaanka Buuhoodle ku soo socdaan taas oo baqdin ku abuurtay.

 

Marka laysku Soo duubo hawlgalkii ay ku tilmaameen Diiwaan galinta ee ay malayshiyada Hargeysa ku soo eekeeyeen Gobolka Sool ayaan u hirgalin haba yaraatee, marka laga reebo xubnaha u adeego oo dhalinyaro ay qoys wadaagyihiin si khaldan wax ugu sheegay oo goobaha ay joogeen marba kayuu u galiyaan, iyo dhawr web oo isku dayey in ay soo gudbiyan sawiro iyo warbixino , kuwaas oo dhamanatood ahaa kuwo ay ka muuqatay guul darada ku habsatay malayshiyada Hargeysa iyo mashruucoodaba.

 

Waase dhici doontaa in aan aragno iyaga oo siday maalmahanba wadeen tiro intay waraaqo ku qortaan soo bandhiga oo ku andacooda in ay codeeyeen shacabka intaas ahi.

 

 

Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub!! Boocame@hotmail.com or Boocame@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ALL SANAAG.COM

Sawiro Muujinaya Caruur La Diiwaan Galinyo Sool ee maamulka SNM

 

odabaadkii aynu ka soo gudubnay waxaa ka socday goobo ka mid ah Gobolka Sool waxay ugu yeedhaan malayshiyada Hargeysa Diiwaan galin , taas oo ay aad ugu hanweynaayeen in ay goobo badan kala kulmi doonaan dad qaangaadh ah oo u soo buuxiya goobaha ay sheegeen in laga diiwaan galinyo, haddaba maxay kala kulmeen Goobahaas iyo Magaalooyinka ay tageen.

 

 

caruur2.JPG

 

Muuqaalka Gaadhi Xamuula Lagu Guray Caruur ,Oo Magacyada Laga Soo Qoranayo

 

Magaalada Laascaanood ayaa waxa ay kala kulmeen niyad jab markii shacabku ay guryahooda iyo makhaayadaha u soo dhaafiwaayeen ,guryo goobo qarsoon u badan oo ay dhigteen qalab iyo waraaqo, goobahaas oo aanay tagin dad kooban oo ku xeeran Horgalada Maamulka Hargeysa moojaane, kuwaas oo qaraabo dhaw la ah ragga Malayshiyada Hargyesa guryahooda ku soo hogaamiyey, iyaga oo mid waliba dhawr jeer ku soo noqday, waxa lagu sheegay diiwana galinta isla markaana ay intooda badani diideen in Faro laga qaado iyaga oo u baqay mustaqbal kooda taas oo xataa intii in qortay ka dhigaysa kuwa aan oofin shuruudihii ay Malayshiyada Hargeysa la soo shirtageen.

 

caruur.JPG

 

Caruur Qaarkood Wataan Dirayskii Dugsiga Oo Laga Diiwaan Galinayo Goob Ururka Riyaale Ee Udub Calaamadiisu Ku Taalo

 

Magaalada Laascaanood ayaa markii ay cid kale waayeen malayshiyada Hargeysa waxa ay keeneen Caruur yar yar oo ay magacyada ka qorteen, isla markaana ay soo dhoobeen guryaha qarsoon ee lagu buuxinayo waraaqaha, waxaadna arkaysaa caruurtii oo dharkii dugsiyada wadata oo la soo taagay iyaga oo kayuu ku jira xafiiska hortiisa, iyada oo uu helay webka jidbaale.com sawiro muujinaya caruurtaas la diiwaan galinayo, waxa kale oo aad arkaysaa wiilal aan gaadhin dada ay sheegeen malayshida Hargeysa in laysku diiwaan galinayo oo Gawaadhi lagu gurayey oo marba guri la geynayey si ay isaga qoraan.

 

Goobo badan oo ka mid ah deegaanka Magaalada Laascaanood ayaa guul darooyin badani kaga dhaceen markii gawaadhidii qalabka u siday qayb ka mid ah lagala fakaday kuwaas oo lala galay magaalada Garoowe, ka dib markii dhalinyaro deegaanka u dhalatay ay gawaadhidaas gacanta ku dhigeen, sida deegaanka Karindabayl weyn.

 

Tuuladda Yagoori ayaa iyada waxaa aad isu soo dhoobay oo lagu soo daad gureeyey beelaha Oog iyo Gaatama, wadaamo goo, ilaa ina afmadoobe dega, ka dib markii shacab weynaha Beesha Jaamac Siyaad godoomiyeen goobihii layska diiwaan galinayey, waxaana lagu arkayey reer miyi badan oo ka soo jeeda beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis , Gaar ahaan Reer Yoonis, Cali Barre iyo Solomodow oo lagu soo daad gureeyey gawaadhi kuwaas oo soo buux dhaafiyey Tuulada Yagoori oo Malayshiyada Hargeysa Dhawaan u magacowday degmo, waxaana halkaas iska diiwaan galiyey inta badan beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis, Yagoori ayaa sanadkii 2005 waxay ugu yeedheen doorashada golaha wakiilada ee malayshiyada Hargeysa waxaa ka soo baxay laba nin oo midna Sacad Yoonis Yahay midna Reer Yoonis ka dib markii ay soo dhoobeen deegaankaas reermiyi ka soo jeedo beelahaas, halkaas oo kuwo deegaanka markaa u dhashay oo sharaxnaa ku waayeen.

 

Deegaanka Xudun ayaan wax lagu tilaami karo diiwaan galini ka dhicin iyaga oo shacabka halkaas degani uu ku gacansaydhay rag waraaqo la ordayey, iyaguna ay waraaqihii iyaga oo sii buuxiyey dib ugu celiyey goobihii ay ka soo qaadeen, deegaanada Kalabaydh, iyo Karindabaylweyn ayaa iyaguna dadku diideen in ay la shaqeeyaan kuwa horboodaya Malayshiyada Hargeysa, deegaanka Dhumay, Dabataag, Dharkayn geenyo, ayaan habayaraatee aanay cag dhigin Malayshiyada Hargeysa, siiba markii ay ******** in Garamgaram iyo ciidan uu wataa deegaanka Buuhoodle ku soo socdaan taas oo baqdin ku abuurtay.

 

Marka laysku Soo duubo hawlgalkii ay ku tilmaameen Diiwaan galinta ee ay malayshiyada Hargeysa ku soo eekeeyeen Gobolka Sool ayaan u hirgalin haba yaraatee, marka laga reebo xubnaha u adeego oo dhalinyaro ay qoys wadaagyihiin si khaldan wax ugu sheegay oo goobaha ay joogeen marba kayuu u galiyaan, iyo dhawr web oo isku dayey in ay soo gudbiyan sawiro iyo warbixino , kuwaas oo dhamanatood ahaa kuwo ay ka muuqatay guul darada ku habsatay malayshiyada Hargeysa iyo mashruucoodaba.

 

Waase dhici doontaa in aan aragno iyaga oo siday maalmahanba wadeen tiro intay waraaqo ku qortaan soo bandhiga oo ku andacooda in ay codeeyeen shacabka intaas ahi.

 

caruur1.JPG

 

Mataan Farah

 

allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

OK. I'll discount this as being propaganda. Isn't it? I mean, you know anyone can line up kids in promising them some sweets. Let's elevate the war of words from this sort of propaganda to something quite like the truth, hmm?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

lool. Laakin It excites me that kids in Las Anod are looking good and doing well masha Allah. Ilaahay ha daayo dhalinta yar yar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar they went to the schools during the morning to take these photos ,, u know i can go to the elementry schools or any madarasah to get such pictures ,,,,,,,,,,,,

 

Try to attack, try ambush, try threatening and now try propoganda, nothing is gonna work for you ,,,,, the registration was SUCCESS ,,,

 

 

HAMBALYO TO SOMALILANDERS ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this