Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Masar

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaadhay magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas.

Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsan doona xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this