Sign in to follow this  
Liibaan

Riyaale Itoobiyana waan ku taageersanahay

Recommended Posts

Liibaan   

"rajo fiican iyo kalsooni buuxda ayaan kala soo noqday"

 

 

“Waxaanu ka wada hadalnay Soomaaliya inaanay arrinteedu inaanay ina qusayn oo weliba wuxuu ballan qaaday inaanay Itoobiya ogolaanayn in Somaliland nabadeeda iyo jiritaankeedaba wax la yeelo”.

 

“Anigu sacab baan tumayaa maan odhan, laakiin waxaan idhi wixii Soomaaliya aad nabadooda wax kaga qabanaysaan waanu taageeraynaa, Itoobiyana waan ku taageersanahay wixii nabad ah ee ay koonfurta Soomaaliya la qabanayso”.

 

““Ujeeddada safarkaygu waxay ahayd xaaladaha ka dhacaya geyigeenna inaan xogogaal u noqdo iyo inaan xogogaal u noqdo meesha la dhigay Somaliland. Anigana waa la i waraysanayey, aniguna fikirkaygaan gudbinayay. Waxaanan dadkaas aan la kulmay kala hadlayey inaanay waxa halkaas [soomaaliya] ka socdaa saamayn ku yeelan Somaliland. Markaan idiin soo koobana – hadday tahay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya, AU-da, EU-da iyo hadday safaaradaha kale tahayba – arrintaasi waa arrin Soomaaliya ku kooban oo wax inaga khuseeyaa aanu jirin. Taasna waxa ii dhex socday inaan qaddiyadeena cid kasta u sheego iyo mustaqbalka waxaan caalamka uga baahanahay, markaan idiin soo ururiyo rajo fiican iyo kalsooni buuxda ayaan kala soo noqday wax dadkeenu ka werwero oo halkaas waxa ka socda inaga saamayn karaana ma jirto.”

 

 

““Mid ayaan idiin sheegayaa Somaliland guusha ay gaadhay waxa weeye haddii Soomaaliya la inagu daba nabi jirey, maanta inaan nahay dad gaar loola macaamilayo, taan u dedaalaynaana waa taas, taan safarka degdega ah ugu tagayna waa taas oo ah inaan xogogaal u noqdo wixii saamayn ah ee inagaga iman kara waxyaabahaas dhacaya…” ayuu yidhi.

 

Somaliland org: Madaxweyne Riyaale Oo Ka Soo Laabtay Booqashadiisii Addis Ababa: "Anigu Sacab Baan Tumayaa Maan Odhan...."

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

So Riyaale is not the brightest man alive or the most eloquent speaker. Often, he is a real embarrassment. As I see it, Somaliland's political future rests on a Riyaale defeat in 2008. Anything less will be nothing short of disastrous for the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this