Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Itoobiya oo is adag ugu jawaabtay ururka Jaamacadda Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Itoobiya ayaa is adag uga soo hor jeesatay bayaankii shalay ka soo baxay ururka Jaamacadda Carabta kaas oo lagu taageeray dawladda Soomaaliya isla markaana lagaga soo hor jeestay heshiiskii kowdii bishan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.

Afhaayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Ambassador Meles Alem ayaa sheegay in ay diidmada jaamacadda Carabtu ku samaysay heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya uu yahay fara gelin lagu sameeyey arrimaha gudaha ee dalka Itoobiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this