Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya Oo xaqiijiyay in maanta hawada laga celiyay diyaaradda ay leedahay Ethiopia Airline oo doonaysay in ay ku soo degto garoonka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulaha shirkadda diyaaradaha Ethiopia ayaa xaqiijiyay in maanta hawada laga celiyay diyaaradda ay leedahay Ethiopia Airline oo doonaysay in ay ku soo degto garoonka Hargeysa.

Dawladda Soomaaliya ayaa dhinaceeda sheegtay in ay celisay diyaarad aan qorsha ku jirin oo hawadeeda soo gashay.

Dhinaca kale TV-ga Horn Cable ayaa sheegay in ay Hargeysa soo gaadheen Wafdigii Ethiopia.

Xukuumadda Somaliland weli wax war ah kama soo saarin arrimahan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this