Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti ballaadhan oo ka socda dawladda Itoobiya oo soo gaadhay magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafti ballaadhan oo ka socda dawladda Itoobiya ayaa goor dhawayd soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Waftigan oo ka soo kicitimay magaalada addis ababa ayaa Hargeysa u yimid sii wadada heshiiskii is-afgarad ee ay kala sexeexdeen Madaxweyne Muuse Biixi iyo raysal wasaare Abiy Axmed.

Wixii Warar Ah Ee Ka soo Kordha Halkan Isha Ku Hay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this