Suldaanka Posted March 31, 2007 Latest reports from Mogadishu are saying: 1. The city is on fire. Dark smoke is raising from every part of the city. 2. Hhundreds of thousands of displaced refugees are stranded on the roads 3. Thousands of civilians women and kids and elderly are lying on the streets, many dead and many wounded. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 31, 2007 Ilaahaw u gargaar adiga gargaare. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted March 31, 2007 Of course, the International community( America) will ignore this, as they are killin as many "islamists" as possible. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Intel Posted April 1, 2007 indead a dark and gloomy times for our nation. makes me feel utterly hopeless and full of despair....ilahoow u hiili shacabka aan waxba galabsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 1, 2007 You should worried Hargeysa, I think by that time the ethiopian will switch sides. invest peace and cooperation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 1, 2007 You should worried Hargeysa, I think by that time the ethiopian will switch sides. invest peace and cooperation Wariyaa duufbadne. This is what hargeysa leaders had to say about the Xamar issue Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Dhaleeceeyay Xasuuqa Maatida Muqdisho Hargeysa(QRN)- Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee Kulmiye Md Axmed Max’ed Max’ud Siilanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dareenkiisa ku aadan dagaalada ka socda Muqdisho. Gudoomiye Siilaanyo oo u waramayay laanta afka Somaliga ee BBC ayaa yidhi (Horta marka ugu horeysa waa arin aad iyo aad looga xumaado oo tiiraanyo iyo xanuun fara badan ayay aniga iyo umada ilaahay ee dhegeysanyba cid walba ku abuuray dhibaatada halkaa (Xamar) ka taagan dagaaladaa joogtada ah umadaa mar qudha dagaal iyo dhibaato ka degi la’dahay weliba waxaanu gaar ahaan aad iyo aad uga sii xunahay Dadweynaha masaakiinta ah ee wax alaalle waxay geysteen aysan jirin ee maalin walba bambooyin,diyaaradao,madaafiic iyo dagaal joogto ah oo aan damayn weligeed iyo alaheed oo ay ka dhacyso qaxootiga rafaadka iyo xanuunka haysta ayaanu runtii aad iyo aad uga gubanaynaa aad baanu uga xunahay arintaa waa mid tiiranyadeeda leh, Waxay anaga khusuusan xusuus gaara ii tahay markaan dib u yara noqdo taariikh taarikhaha ka mida oo dabaabadkaa iyo dayuuradahaa inatay ka kacaan garoomadaadii magaalada iyo dadka maatada ah duqaynaya oo weliba Dawladii sheeganaysay Dalka iyadu ay tahay kuwa la dhacaya ama cid iyaga u adeegaysa horta aad iyo aad baan uga xumahay oo halkanba waa tii ka dhacday dumarka iyo maatadu ka baxeen inta ay dayuuradu garoonka Hargeysa ka aado dayuurad markaa sheeganay magacii Dawladii markaa lahayd Dalka iyo Dadka Dawlad baanu u nahay ay bambooyinka la dhacaysay madaafiicda la dhacaysay oo Dadku markay qaxaan ee ka baxaan Caruurtiina ilkaha iyo Afka ku qaadaan ay ka daba tagtay oo iyago ayga jooga kaga daba tagtay oo la dhacaysay, Maanta tiiyoo kalle ayaa Xamar ka socota marka runta loo dhaco ee aan laga war-wareegin runta waana ayaan daro weyn naxariis daro weyn baa ka muuqata waxa lagula kacayo umadaa iyo Dadkaa maatada ah aad iyo aad baanu uga xunahay si buuxda baana u dhaleecaynayaa arinkaa) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted April 1, 2007 I just talked to an uncle of mine who refused to leave when tld to. The tough old man said he has been through the worst of Siyaad Barre's overthrow, warlord fighting, the ICU vs Terrorism hooligans but never has he seen such catastrophe as he is witnessing. He says there is absolutely no way out of the city and has no idea whether he will be alive to answer the next call. The only thing left for us is to pray and pray hard for Allah's mercy, alle ha inagu deeqee. Aaamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 1, 2007 Ilahaiy dadka haugargaaro. insha-allah. I beleieve this is an ochestrated genocide Under the so called international community supervision. i would call for all somalis to unite as i beleieve that United we stand. Quote Share this post Link to post Share on other sites