Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qof naftiis hure ah ayaa waxa la sheegayaa inuu isku qarxiyay afaafka hore ee xarunta dowladda hoose ee Xamar.

Qaraxaan ayaa waxa uu ahaa mid siweyn looga maqlay inta badan caasimadda, wararka ayaa sheegaya in qofka isqarxiyay uu qarxay darbiga dambe ee xarunta gobolka sida wararka lagu  helayo.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa waxaa sidoo kale aan jirin hadal kasoo baxay laamaha amniga oo ku aadan weerarka lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Xamar ee uu fuliyay qof naftii hure ah oo isku soo xiray walxaha qarxa, xarunta habeenkii xalay lagu soo dhoweeyay wafdi Cuman ah.

La soco faahfaahinta

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this