Abwaan Posted December 3, 2009 I think fuleynimo ka weyn inaysan jirin in dad aan waxba galabsan iyo dadkii bulshada Soomaaliyeed wax tari lahaa la isku qarxiyo. Maaddeey hubsiinadu dadka dhan ayey u taallaa oo marna ma fiicna in lagu degdego waxaan la hubin in waqtiga dadka looga lumiyo ammaanta Shabaabka oo la ogyahay dhibka ay Soomaali ku hayaan taasna looma baahna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 3, 2009 waxa kaaga daran dharkii dumarka ayaa la soo gashaday si loo ceebeeyo ,,,,,,, hadhowna waxay odhan dad baa xijaab laga dhigay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 3, 2009 ^^ waxaas yaa caddeeyey?? NYtimes? Allow Alle. dadkii meesha ka bad-baaday ee soo baxsaday, markii la warsaday waxa meesha ka dhacay waxba waa sheegi waayeeyn, sidee information-kan lagu helay?. waxaa kuu caddeynaya shirka jaraa'id ee Shariif: "Waxaa uu dusha kaga tuuray madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya qaraxii maanta xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda,isagoo beesha caalamka ugu baaqay in maadama Soomaalida aysan arinkaani wax ka qaban Karin ay si deg deg ah wax ugu qabtaan sida uu hadalka u dhigay". shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 3, 2009 Balaayo ka hor tag mooye ka dabbo tag maleh ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 7, 2009 Originally posted by Maaddeey: ^^ waxaas yaa caddeeyey?? NYtimes? Allow Alle. dadkii meesha ka bad-baaday ee soo baxsaday, markii la warsaday waxa meesha ka dhacay waxba waa sheegi waayeeyn, sidee information-kan lagu helay?. waxaa kuu caddeynaya shirka jaraa'id ee Shariif: shabelle.net I spoke to one of the people meesha joogey oo Ilaah ka badbaadiyey who is credible ee New York times war kama qaadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites