Jacaylbaro Posted December 3, 2009 Markii uu soo gaba gaboobay shirka jaraa’id ee madaxweyne Shariif ayaa saxaafadda waxaa la tusiyay islamarkaana loo soo bandhigay meydka ruux jarjaran oo aan wajigiisa la garan Karin kaasoo saraakiisha dowladda ay sheegeen in uu ahaa ruuxii is qarxiyay oo ay sheegeen in uu watay dharka haweenka sida ay hadalka u dhigeen. FULL NEWS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 3, 2009 Allaha u naxartiisto intii dhimatay. Al-shabaab waa gaalo takfiiri ah waxaana banaan in laladagaalamo oo hal meel looga soo wada jeesto diin ma haystaan mana ku dhaqmaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 3, 2009 gaalo takfiiri ah?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted December 3, 2009 maadeey wali ma shabaab baa difaacaysay xataa waxa ay maanta sameeyeen marka la fiirsho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 3, 2009 Uztaad, mayee waxaa la yiri: 'gaal dil gartiisanasii'e 1) ma cadda iney iyaga ka dambeeyeen 2) ereyga: 'waa gaalo' ayaa takfiirnimo ah 3) Umm Zam-zam & Shaakirullaah (haddey 2 kala yihiin) ayaa ku faani lahaa oo dadka ka hor soo post-gareyn lahaa. 4) gaalo & takfiiri-na isma raaci karaan. 5) Waxa la weriyey in markii Cali (rc) la weydiiyey in Khawaarijtu gaalo yihiin uu ku jawaabay: 'minal kufri farruu' Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted December 3, 2009 haa waa gartay sxb, kolley waa soo baxaysaa ama aygaa sheeganaya ama sikale ayaa lagu ogaan doonaa. balse waxaan filayaa haddii arrintaas shabaab ku cadaaato in dad badan kalsoonida kala noqondoonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted December 3, 2009 Maadeey, xataa hadaysan ka danbaynin falkaan wuxuushnimada ah ee maanta Mogadishu ka dhacay, soo maysan horay u soo samaynin fal kan lamid ah ? Marka Diinta dhigaysa in dad masaakiin ah oo meel iskugu yimi la banaysto dhiigooda oo bamb lagu qarxiyo waa tee? Teeda kale haday cadaato inay ka danbeeyaan Al-shabaab falkaan wali miyaad taageeraysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 3, 2009 Dhubad., Weligey Al Shabaab & dad kaleba wax qalad ah kuma taageerin. Waxaa fiican in miyir la isu yeelo oo dadka hadalkooda la dhuuxo, teeda kale Alle subxaanah wuxuu qolo Yuhuudda ka mid ah ku tilmaamay wax ay ku amaananyihiin. Haddaad leedahay qofkii qaldama samaantiisana xumaan u beddel, kuma jiro ani. Uztaad, Mahadsanid sxb inaad ila fahantay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 3, 2009 Cidii falkaa waxashnimada iyo bahalnimada ah geysatey Illaahay ummadda ha ka qabto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 3, 2009 ^^^Who else has ever done a suicide bombing in Somalia>? Who sent suicide bombers to Beledweyne, Hargaysa Bossaso & Baidoa? Only one group and thats Al Shabaab, lets stop the lies and use our heads, no other group could have pulled this of and the targets were clearly TFG ministers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted December 3, 2009 Maadeey, Sheekadu khalad way ka wayntahay, Al-shabaab waxay aaminsanyihiin inay qofkasta oo ka soo horjeesto fikir ahaan uu target yahay. Dadaka muslimka ah ayay gaalaysiiyaan, marka maxaytahay waxa lagu taageeri karo? Waa jirtaa in Al-shabaab meelaha ay xukumaan ay aad u nabadbadantay, marka hadaad leedahay nabadaas ayaa ka muhiimsan dhiiga dadak muslimka ah oo la daadiyo ama la gaalaysiiyo waa arinkale ayaduna, anigu wax lagu taageeri karo ma arko maadaama ay CAQIIDO khaldan ay haystaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 3, 2009 Maaddeey halla xasuusiyyo in alshabaab dad inta ka badan ku xasuuqeen Beledweyne sheegteenna ooy waliba ku faaneen. Farqiga udhexeeyya kuwa maanta lagu laayey Muqdishu iyo kuwii Beledweyne ciddii taqaanni dadka ha u sheegto. Dadkii Beledweyne waxaa loo laayey wasiir baa ku jirey, wasiirkuna wuxuu wasiir ka ahaa al dawlah al riddah Isn't that the truth? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 3, 2009 ^^halley xasuusiyo waayahaye, warkaaga waa nacay ani!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 3, 2009 ^^keligaa maaha dad badan bay warkayga neceb awoowe dan iyo heella se kama lihi Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 3, 2009 Veiled Bomber Kills 3 Somali Ministers Quote Share this post Link to post Share on other sites