Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeer Ilaalinta oo Amartay Hay’adda Sirdoonka inuu dacwada Weriye Ilig ku Wareejiyo CID-da

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer Ilaalinta oo Amartay Hay’adda Sirdoonka inuu dacwada Weriye Ilig ku Wareejiyo CID-da

Hargeysa(Qaran news)-Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ahna Madaxa xafiiska Xeer ilaalinta Gobolka Maroodijeex, Cabdiraxmaan Iid Maxamed, ayaa ku Amray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka ee Somaliland in uu Kiiska Guddoomiyaha MM-TV ku Wareejiyo Hogaanka Baadhista Dambiyada Ee Booliska.

Amarka Xeer ilaaliyaha ayaa soo baxay kadib markii shalay Maxkamad Militeri la Horgeeyay guddoomiyaha MM-TV, Maxamed Cabdi Ilig oo Xidhan Maalintii 9-aad.

 

IMG-20240114-WA0007.jpg

IMG-20240114-WA0008.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this