Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuulliyiin ka tirsan xukuumadda Xasan Sheekh oo taageersan heshiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya, Axmed Macalim Fiqi ( Habar-gidir Sacad) Wasiirka Dawlada Federaalka Waxbarashadda, Faarax Shiikh Cabdiqaadir ( Qabiilka reer Aw Xasan) sidoo kale ku simaha Wasiirka Arrimaha Dibada, Cali Balcad ( Mogadishu Clan, Mudulood) Aasaasaha xarunta Heritage Cabdiraxmaan Caynte ( Mogadishu Clan Murusade) , Cabdiweli Cali Gaas, Cumar Cabdirashiid, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Mahad Salaad.

Dhamaan intaas oo masuul oo saxaafadda hore uga hadlay, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud na tusayey in ay garab taagan yihiin, ayaa xidhiidh joogta ah la samaynayay masuuliyiin reer Somaliland ah, iyaga oo ugu hambalyeeyay heshiishyada Itoobiya ay Somaliland la gashay qaarkood na raali-gelin ka bixiyey dhawaaqyaddii ay ku sheegeen in ka soo horjeedaan heshiiska ay Somaliland la gashay Itoobiya iyaga dhanka kalena xidhiidh kaasi la mid ah la leh Itoobiya

Posted by Xuseen Xasan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this