Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo Bogaadisay Madaxweynaha cusub ee Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Somaliland oo Bogaadisay Madaxweynaha cusub ee Taiwan

Hargeysa(Qaran news)-Xukuumada Somaliland ayaa dhambaal
Hambalyo ah u diray Madaxweyne cusub ee Lai Ching te, Madaxweyne ku xigeenka Hsiao Bi khim iyo xisbiga DPP ee ku guulaystay doorashadii madaxweynaha iyo sharci dejinta ee ka dhacday dalka Taiwan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL ayaa qoraalkan Hambalyada ku baahisay barteeda X ama Twitter ayaa lagu yidhi :- Taiwan waxay si dhab ah u muujinaysaa sida ay ugu heelan tahay qiyamka dimuqraadiga ah. iyo u adeega sida dhiirigelinta bulshada caalamka kale.

Xukuumadda Somaliland waxay si kal iyo laab ah u taageersan tahay raadintaada badhaadhaha, xoriyada, iyo mabaadiidda sharciga, maamul wanaaga, iyo dimuqraadiyada. iyo Iskaashiga xoogan ee ka dhaxeeya labadda wadan ee Somaliland iyo taiwan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this