Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay taliska dhexe ee Mareykanka Jimcihii shalay.

Hawlgallada raadinta iyo samatabbixinta ayaa hadda socda, sida lagu sheegay bayaankan.

Faahfaahin dheeraad ah weli lama shaacin, oo ay ku jiraan markabka ay saarnaayeen askartan iyo magacyadooda.

Mareykanka ayaa labadii bilood ee lasoo dhaafay maraakiib badan ka howlgaliyay badda cas iyo gacanka cadmeed kadib weerarada joogtada ah ee ciidamada Xuutiyiinta Yemen ay ka wadaan dalka Yemen oo billaamay 17-kii October.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this