Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Godka

Recommended Posts

Magaalada Baydhabo xiligaas waxay xarun u ahayd dadka maxaabiis ahaanta looga soo uruuriyo qaybaha kala duwan ee TFG-du maamusho, magaca xabsiguna wuxuu ahaa meel la yiraahdo Godka, taasoo ay iigu sheegeen qaar ka mid ah, turjumaanada Godkaasi joogey in la keeno habeen walba dad cusub oo u badan dhalinyaro, islamarkaana lagu jirdilo, loogu geysto dhibaatooyin ay ka mid tahay
xaniinyaha oo looga qabto katiinad
iyo caga jugleyn fara badan, waxaana su'aalo weydiiya niman Itoobiyaan ah, waxaana yaal halkaas dhibaato aan la soo koobi karin. Mar aan weydiiyey Godkan muxuu ahaa markiisa hore ayaa wuxuu iigu jawaabey wuxuu ahaa meel la gelin jirey diyaaradihii miiga ahaa ee ciidamada XDS [Xoogga Dalka Soomaaliyeed], waxaana loo sameeyey albaab yar dhamaan afkiisa waa la dadey, ayuu igu yiri turjumaankan. Waxaa kale oo aan weydiiyey dadka la keeno Godka, ma halkaas uun baa lagu hayaa mise waa la gudbiyaa, wuxuu iigu jawaabey inta badan halkaas ayaa lagu hayaa, boqolkiiba shan ayaa loo gudbiyey Itoobiya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This reminds me of a movie I recently watched called "The Road to Guantinamo" where group of young British boys oriniganny from Pakistan are travelling to Afghanistan only to end up running with Taliban and falling in the hands of the Americans. Looks like there was more than one screening stations (prisons) before they were finally exported to Guantinamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this