Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2008 Magaalada Baydhabo xiligaas waxay xarun u ahayd dadka maxaabiis ahaanta looga soo uruuriyo qaybaha kala duwan ee TFG-du maamusho, magaca xabsiguna wuxuu ahaa meel la yiraahdo Godka, taasoo ay iigu sheegeen qaar ka mid ah, turjumaanada Godkaasi joogey in la keeno habeen walba dad cusub oo u badan dhalinyaro, islamarkaana lagu jirdilo, loogu geysto dhibaatooyin ay ka mid tahay xaniinyaha oo looga qabto katiinad iyo caga jugleyn fara badan, waxaana su'aalo weydiiya niman Itoobiyaan ah, waxaana yaal halkaas dhibaato aan la soo koobi karin. Mar aan weydiiyey Godkan muxuu ahaa markiisa hore ayaa wuxuu iigu jawaabey wuxuu ahaa meel la gelin jirey diyaaradihii miiga ahaa ee ciidamada XDS [Xoogga Dalka Soomaaliyeed], waxaana loo sameeyey albaab yar dhamaan afkiisa waa la dadey, ayuu igu yiri turjumaankan. Waxaa kale oo aan weydiiyey dadka la keeno Godka, ma halkaas uun baa lagu hayaa mise waa la gudbiyaa, wuxuu iigu jawaabey inta badan halkaas ayaa lagu hayaa, boqolkiiba shan ayaa loo gudbiyey Itoobiya. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 18, 2008 This reminds me of a movie I recently watched called "The Road to Guantinamo" where group of young British boys oriniganny from Pakistan are travelling to Afghanistan only to end up running with Taliban and falling in the hands of the Americans. Looks like there was more than one screening stations (prisons) before they were finally exported to Guantinamo. Quote Share this post Link to post Share on other sites