Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka iyo Ingiriiska oo duqeyn xooggan ku billaabay Xuutiyiinta Yemen

Recommended Posts

Deeq A.   

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa duqeeyay bartlmaameedyo ku yaalla gudaha Yemen oo la sheegay in Xuutiyiintu ku sugan yihiin.

Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in Xuutiyiinta lagula xisaabtamayo weerarada ay u gaysanayaan maraakiibta ganacsiga

Dawladda Ruushka ayaa codsatay fadhi gaar ah oo golaha amaanku ka yeesho weerarka lagu qaaday Yemenn , oo ay ku tilmaantay mid xadgudub ku ah sharciyada calaamiga ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this