Sign in to follow this  
Deeq A.

Urur goboleedka IGAD oo yeelanaya shir aan caadi ahayn

Recommended Posts

Deeq A.   

Urur Goboleedka IGAD oo Yeelanaya Shir aan Caadi ahayn

Jabuuti(Qaran news)- ayaa dalalka urur goboleedka IGAD xubnaha ka ah iskugu yeedhay shir aan caadi ahayn oo ay yeelan doonaan 18ka Bishan January.

Shirkan oo ku qabsoomi doona Uganda, waxa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabuuti sheegtay in lagaga hadli doono wax ay ugu yeedheen xaaladda xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya iyo xaaladda dalka Suudaan.
IMG-20240112-WA0000.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this