BiLaaL Posted March 4, 2007 The illegal invasion and occupation of our country brought with it an undreamt of chance for our enemies. This well planned and sinister campaign against our country has allowed Israel, among others, to come into the fold and try its hand at implementing some overdue plans inside Somalia. Israel's involvement in the campaign to oust the ICU, which has been dismissed by many as a conspiracy theory, is indicative of Israel's well-documented designs for Muslim countries in Africa, especially Somalia. Incredibly, Israel's role in Somali affairs has not attracted much attention among Somalis. I think its about time this changed. Our enemies are growing in strength and view the current situation as a golden opportunity to carry out their wicked plans inside Somali soil. If successful, they would have gathered enough intelligence to aid them in fostering more disunity and outright transgression against Somalia for centuries to come. Hay'ad Sirdoon oo laga leeyahay Israel oo ka howl-gasha gudaha Somalia Mogadishu 03, March.07 ( Sh.M.Network) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Heya’d sir doon oo laga leeyahay Israa’iil ay ka howl gasho gudaha dalka Soomaaliya. Warbaahinta Israa’iil ayaa daboolka ka rogtay maanta in ergo Israa’iil ah ay si qarsoodi ah uga howl gasho dalka Soomaaliya iyadoo sida la sheegay gabaad ka dhiganeysa in ay kaalmeyneyso dadka Soomaaliyeed ee soo bara kacay. Idaacadda guud ee Israa’iil ayaa sheegtay in ergadaasi oo lagu magacabo Isra-Aid ay howshooda si qarsoodi ah uga billaabeen dalka Soomaaliya iyagoo sheeganaya in ay garab siinayaan qaxootiga Soomaaliyeed. Idaacadda Israa’iil waxa ay intaasi ku dartay in xubnaha ergadaasi sir doonka ah ee ka socota Israa’iil ay ka howl galeen labada daafood ee soohdinta u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya waxaana ay sheegeen in ay wax u qabteen qaxootiga soomaaliyeed ee deegaannadaasi ku sugan. Idaacaddu waxa ay ku doodday in ergadaasi ay todobaadkii laga soo gudbay u qeybisay carruurta dadka soo barakacay dhar ay ku qoran yihiin waxyaabo liddi ku ah diinta Islaamka.. Idaacaddu waxa ay sheegtay in kooxdaasi ay dib ugu laaban doonaan Israa’iil bartamaha isbuuca inagu soo foodda leh. Idaacadda guud ee Israa’iil waxa ay sheegtay in xubnaha ergadaasi ay sidoo kale sameyn doonaan olole ballaaran oo xayeysiin ay ugu sameyneyso siyaasadaha israa’iil iyo diinta Yuhuudda si ay lacago iyo dad iskaa wax u qabso ku shaqeeya ay ku helaan. Dowladda israa’iil ayaa waxa ay caado ka dhigatay sida ay qoreen qaar ka tirsan wargeysyada carabta in dalalka Islaamka u dirto rag sirdoon ah oo ku gabanaya howlaha bini aadanimo ee loo qabto dadka ku sugan goobaha ay dagaallada iyo abaabruhu ka dhacaan. Kaalinta Israel ay ku leedahay dagaalka Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 4, 2007 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL at Qaadisiya and Shabelle. What is next? The damn indhoyar are trying to get somalia for their fishing needs? kix kix kix. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 4, 2007 Where are those who claim Israel or Jews never harmed Somalis? First, Israel was involved in the Ethio-Somali conflict of the late 70's. Then, it was instrumental in helping the TFG and Ethiopia against the ICU. And now, it's involved in questionable humanitarian operation(s). Originally posted by Taako Man: Qaadisiya and Shabelle. How about Geeskaafrika.com? Is it owned by the ICU? http://www.geeskaafrika.com/kenya_03mar07.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 4, 2007 What about reliable websites like Somaliweyn? They have pictures out of an incident when it happens within two minutes. Ironically though a certain section of ICU supporters are running this. Just like they were running their rediculous BS stories for the last God knows how long. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BiLaaL Posted March 5, 2007 ^Granted, you may not agree with certain news outlets. Nonetheless, are you naive enough to believe that other nations are rushing to the aid of Somalia without any interests of their own to fulfill? This conflict-ridden world is so for a good reason. Competition among most states is largely over the control of natural resources. In our case it is not only resource-centred but also ideological in nature. You shall not come to understand any of these crucial factors until you take steps to eradicate the naivety, clan politics and illusory baggage that impairs your vision. We often get bogged down in internal clan politics to the extent of losing sight of our place in the world. Contemplate events in Somalia through the prism of the wider world and what you discover will distress you. I guarantee that you will never look at Somali politics/affairs in the same way ever again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted March 5, 2007 Siyaasiga C/llaahi Sh. Xasan “Waxaad maqleysaa nin ka soo jeeda Puntland oo jago muhiim ah ka haya dekeda ama Airborka Muqdisho, ma u tusi kartaa nin ka soo jeeda Muqdisho oo jago ka haya hey’addaha Puntland” Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dib u heshiisiinta uu ku dhowaaqay madaxweyne Yuusuf ay tahay mid aan weli kala cadeyn dadka ka qeyb galaya kuwa ay yihiin, isagoo xusay inuu aad ula yaabay hadalka ka soo yeeray madaxweynaha ee sheegayey in odayaasha dhaqanka ee beelaha ay ka qeyb galayaan shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed. “Soomaaliya waxa ay ka degi weysay maahan odayaasha dhaqanka ee waa dadka siyaasada isku haya, mana ogin anagu odayaal dhinaca dhaqanka ah oo dirirsan, beelaha Soomaaliyeedna weligood ayey diriri jireen, heshiina jireen” ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan oo dhinaca kale sheegay in loo baahan yahay in dib u heshiisiintu ay noqoto mid daacad laga yahay oo cid walbana lagana soo soo qeyb geliyo, balse aan laga dhigan wax cid gaar ah lagu faquuqayo kuwa kalena lagu soo dhoweynayo. Dhinaca kale, C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku xad gudubtay qaabkii awood qeybsiga jagooyinka ee lagu saleeyey nidaamnka beelaha ee 4.5, isagoo xusay in madaxweynuhu uu xubno aad u fara badan oo isku beel ay ka soo jeedaan uu u magacaabay jagooyin u badan kuwa ciidamada iyo kuwa madaxtooyada taasoo ay aheyd buu yiri in loo qeybiyo beelaha Soomaaliyeed. “Waxaad maqleysaa nin ka soo jeeda Puntland oo jago muhiim ah ka haya dekeda ama Airborka Muqdisho, ma u tusi kartaa nin ka soo jeeda Muqdisho oo loo magacaabay hey’addaha Puntland” ayuu yiri siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan oo sanadkii 2005-ta lagu xiray magaalada Garowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland isagoo ka mid ah guddi xaqiiqo raadin oo halkaasi sodaal ku marayey. Xafiiska Muqdisho, Somalia News Update in English www.dayniileone.com Web www.dayniileone.com Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted March 5, 2007 “Waxaad maqleysaa nin ka soo jeeda Puntland oo jago muhiim ah ka haya dekeda ama Airborka Muqdisho, ma u tusi kartaa nin ka soo jeeda Muqdisho oo loo magacaabay hey’addaha Puntland” ayuu yiri siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan oo sanadkii 2005-ta lagu xiray magaalada Garowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland isagoo ka mid ah guddi xaqiiqo raadin oo halkaasi sodaal ku marayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites