Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Biyaha oo Furay Mashaariic lagu soo Kordhiyay Goobta Biyaha ay ugu Yimaadaan Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Biyaha oo Furay Mashaariic lagu soo Kordhiyay Goobta Biyaha ay ugu Yimaadaan Berbera
IMG-20240109-WA0022.jpg
IMG-20240109-WA0022.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta khayraadka Biyaha Jsl Saleeban yuusuf Cali Koore, ayaa si xadhiga ka jaray Mashaariic Horumarineed oo laga hirgeliyey Deegaanka kala-jab ee biyuhu magaalada Berbera uga yimaadaan.

Waxay sidoo kale kormeereen mashaariic kale oo ka Socda Deegaanka kala-jab oo lagu ballaadhinayo biyaha magaalo xeebeda Berbera.

Waxaa uu sidoo kale Wasiirku booqday bogcad biyood dubaar ee ay dhistay dawladii cusmaaniyiinta oo kamid ilaha magaalada waraabiya oo wax laga qaban-doono.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this