Sign in to follow this  
xiinfaniin

Former People’ s Center Building repaired to house TFG PMs.

Recommended Posts

Xaruntii Golaha Shacabka Soomaaliya oo loo dayactirayo Baarlamaanka Soomaaliya

 

Isniin, June 15, 2009(HOL):Baarlamaan ka ayaa loo dayactirayaa xaruntii golasha Shacabka kaddib markii xaruntii KMG ahayd ee Gaadiidka Booliska uu uga soo guuray nabadgelyo darro aawgeed.

 

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa sheegay in uu socdo barnaamij lagu dayactirayo xaruntaas, wuxuuna caddeeyay in dhaqaalaha lagu dayactirayo xaruntaas ay bixineyso Beesha Caalamka.

 

Cusmaan Cilmi Boqorre waxaa uu sheegay in kulamadii baarlamaanka ay u istaageen sababo dhinaca nabadgelyada ah iyo Xildhibaanno fasax ku maqan iyo kuwo howlo shaqo ku maqan.

 

“Waxaan sugeynaa kaliya guddoomiyaha baarlamaanka oo howlo shaqo ku maqan, marka uu yimaadana kulamada baarlamaanka dib ayay u bilaaban doonaan”ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqorre.

 

Kulankii ugu dambeeyay ee uu baarlamaanka Soomaaliya ku yeesho Xaruntii Gaadiidka Booliska ayaa waxaa lagu weeraray madaafiic hoobiyayaal ah, kuwaasi oo ay waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah oo deganaa xaafado u dhow xarunta Gaadiidka Booliska iyo Xaafado kale oo ka fog.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

are they finished and when are they ready to move inn????????????????? ???????????????????? ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Security issues i guess. This one is located near the great Isbahaysi Mosque if I remember it correctly. It's not far from Radio Mogadishu and The presidential Palace.

 

==================== ================

Boqore oo sheegay in baarlamanka Somalia si deg deg ah loogu dayactiri doono xaruntii hore ee golaha shacabka Qaranka

 

Cusmaan Cilmi Boqore oo ah Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka federaalka Somalia ayaa maanta shaaca ka qaaday iney soconayaan qorsheyaal lagu dayactirayo xarunta golaha shacabka Qaranka, ee magaalada Muqdisho si loogu qabto shirarka Baarlamanka.

 

Cusmaan Cilmi Boqorre waxaa uu sheegay in kulamadii baarlamaanka ay u istaageen sababo dhinaca nabadgelyada ah iyo Xildhibaanno fasax ku maqan iyo kuwo howlo shaqo loo diray awgood, ayna dib u bilaaban doonaan dhowaan marka guddoomiyaha Baarlamaanka oo howlo shaqo ku maqan uu dib ugu soo laabto magaalada wuxuuna intaa ku daray Boqore in dayactirka xarunta golaha shacabka dhaqaalaha ku baxaya ay bixin doonto Beesha Caalamka.

 

Shirkii ugu dambeeyay ee uu baarlamaanka Somaliya ku yeesho Xaruntii Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu weeraray madaafiic hoobiyayaal ah, kuwaasoo oo ay waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah oo deganaa xaafado u dhow xarunta Gaadiidka Booliska iyo ciidamo ka tirsanaa Booliska DF oo halkaasi ilaalo ka ahaa, waxaana wixii xiligaasi ka dambeeyey aan qabsoomin wax kulan ah oo baarlamanku uu iskugu yimid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Adam-Zayla:

what happened to the other two old parliament buildings xiin?

Which other two are you refering to?

 

If you are refering to the two parliament buildings Somalia ever had:

 

280px-Old_Parliament_Building_in_Mogadis

This has never been used since 1974 as a parliament and was during the Barre regime 'Maxkamada Degdega' or 'Badbadada' . However since the civil-war it has been ruined beyond recognition.

oldSomaliaParliament.jpg

This is how it looks like now.

 

This is the second one :

parliament.jpg

 

It is the parliament building used since 1974 and untill the demise of Barre's regime. Obviously as you can see it has suffered during the civil war. It is this that will be restored to its previous state and used by the current Parliament of Soamli islamic Government Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Juje brother, those were the ones i meant :( The first was a national treasure and should be restored aswell(the civil war pic is horrible, it looks like something from the movie Langoliers), but good news that the second one is being re-build, a good step indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Personally I would not approve renovating the old People's Council. Let it sit there as a reminder of the consequence of taking arms against your people and nation. A museum of living history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

parliament.jpg

 

alla maxay xamar bur-burtay!

It is easy to rehabilitate this and would be the most beautiful one .............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Adam-Zayla:

what happened to the other two old parliament buildings xiin?

Ain't it very sad from this:

 

xamar2.jpg

 

To this:

 

gaadiid.jpg

 

Yes, it is the same building. Only the skeleton tower is standing now. Mar mar waxaaba isleedahay ma cadow Soomaalida neceb kusoo duulay Soomaaliya oo saas u burburiye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this