xiinfaniin Posted June 15, 2009 Xaruntii Golaha Shacabka Soomaaliya oo loo dayactirayo Baarlamaanka Soomaaliya Isniin, June 15, 2009(HOL):Baarlamaan ka ayaa loo dayactirayaa xaruntii golasha Shacabka kaddib markii xaruntii KMG ahayd ee Gaadiidka Booliska uu uga soo guuray nabadgelyo darro aawgeed. Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa sheegay in uu socdo barnaamij lagu dayactirayo xaruntaas, wuxuuna caddeeyay in dhaqaalaha lagu dayactirayo xaruntaas ay bixineyso Beesha Caalamka. Cusmaan Cilmi Boqorre waxaa uu sheegay in kulamadii baarlamaanka ay u istaageen sababo dhinaca nabadgelyada ah iyo Xildhibaanno fasax ku maqan iyo kuwo howlo shaqo ku maqan. “Waxaan sugeynaa kaliya guddoomiyaha baarlamaanka oo howlo shaqo ku maqan, marka uu yimaadana kulamada baarlamaanka dib ayay u bilaaban doonaan”ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqorre. Kulankii ugu dambeeyay ee uu baarlamaanka Soomaaliya ku yeesho Xaruntii Gaadiidka Booliska ayaa waxaa lagu weeraray madaafiic hoobiyayaal ah, kuwaasi oo ay waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah oo deganaa xaafado u dhow xarunta Gaadiidka Booliska iyo Xaafado kale oo ka fog. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 15, 2009 are they finished and when are they ready to move inn????????????????? ???????????????????? ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 15, 2009 President, I dont know when,but the article i posted says that the money will be paid by IC. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted June 15, 2009 what happened to the other two old parliament buildings xiin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 15, 2009 ^^Security issues i guess. This one is located near the great Isbahaysi Mosque if I remember it correctly. It's not far from Radio Mogadishu and The presidential Palace. ==================== ================ Boqore oo sheegay in baarlamanka Somalia si deg deg ah loogu dayactiri doono xaruntii hore ee golaha shacabka Qaranka Cusmaan Cilmi Boqore oo ah Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka federaalka Somalia ayaa maanta shaaca ka qaaday iney soconayaan qorsheyaal lagu dayactirayo xarunta golaha shacabka Qaranka, ee magaalada Muqdisho si loogu qabto shirarka Baarlamanka. Cusmaan Cilmi Boqorre waxaa uu sheegay in kulamadii baarlamaanka ay u istaageen sababo dhinaca nabadgelyada ah iyo Xildhibaanno fasax ku maqan iyo kuwo howlo shaqo loo diray awgood, ayna dib u bilaaban doonaan dhowaan marka guddoomiyaha Baarlamaanka oo howlo shaqo ku maqan uu dib ugu soo laabto magaalada wuxuuna intaa ku daray Boqore in dayactirka xarunta golaha shacabka dhaqaalaha ku baxaya ay bixin doonto Beesha Caalamka. Shirkii ugu dambeeyay ee uu baarlamaanka Somaliya ku yeesho Xaruntii Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu weeraray madaafiic hoobiyayaal ah, kuwaasoo oo ay waxyeello ka soo gaartay dad rayid ah oo deganaa xaafado u dhow xarunta Gaadiidka Booliska iyo ciidamo ka tirsanaa Booliska DF oo halkaasi ilaalo ka ahaa, waxaana wixii xiligaasi ka dambeeyey aan qabsoomin wax kulan ah oo baarlamanku uu iskugu yimid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 15, 2009 CANT wait for some picturs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted June 15, 2009 I also cannot wait for pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 15, 2009 Originally posted by Adam-Zayla: what happened to the other two old parliament buildings xiin? Which other two are you refering to? If you are refering to the two parliament buildings Somalia ever had: This has never been used since 1974 as a parliament and was during the Barre regime 'Maxkamada Degdega' or 'Badbadada' . However since the civil-war it has been ruined beyond recognition. This is how it looks like now. This is the second one : It is the parliament building used since 1974 and untill the demise of Barre's regime. Obviously as you can see it has suffered during the civil war. It is this that will be restored to its previous state and used by the current Parliament of Soamli islamic Government Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 15, 2009 alla maxay xamar bur-burtay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted June 15, 2009 Juje brother, those were the ones i meant The first was a national treasure and should be restored aswell(the civil war pic is horrible, it looks like something from the movie Langoliers), but good news that the second one is being re-build, a good step indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted June 16, 2009 Personally I would not approve renovating the old People's Council. Let it sit there as a reminder of the consequence of taking arms against your people and nation. A museum of living history. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 16, 2009 Originally posted by xiinfaniin: alla maxay xamar bur-burtay! It is easy to rehabilitate this and would be the most beautiful one ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 17, 2009 Originally posted by Adam-Zayla: what happened to the other two old parliament buildings xiin? Ain't it very sad from this: To this: Yes, it is the same building. Only the skeleton tower is standing now. Mar mar waxaaba isleedahay ma cadow Soomaalida neceb kusoo duulay Soomaaliya oo saas u burburiye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 17, 2009 And how Guriga Ummadda was: Xarunta Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 17, 2009 ^^^^^^^^^^^^^^^^^^^ woooow very beautiful Quote Share this post Link to post Share on other sites