Sign in to follow this  
Deeq A.

WADDANI iyo UCID oo ka cudur-daartay casuumad u fidiyay madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland ayaa ka cudur-daartay casuumad maanta madaxweyne Biixi, u fidiyay.

Inkasta oo aanay si rasmiya uga hadal sababta ay u diideen haddana waxa soo baxaya warar sheegaya in ay doonayaan in aanay la kulmin madaxweynaha ilaa xeerka Doorashooyinka laga dhammaystirayo.

Waa casuuumaddii labaad ee ay ku diidaan madaxweyne Biixi, mucaaradku.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this