Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudaharaadyo lagaga soo horjeedo heshiiska Itoobiya iyo Somaliland oo ka Dhacay Boorame iyo Lughaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudaharaadyo lagaga soo Horjeedo heshiiska Itoobiya iyo Somaliland oo ka Dhacay Boorame iyo Lughaya

IMG-20240107-WA00011.jpg
Hargeysa()- Mudaharaadyo lagaga soo horjeedo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka dhacay magaalooyinka Boorame iyo Lughaya ee gobolka Awdal.
IMG-20240107-WA0002.jpg
Dadka bannaan-baxayey oo dhalinyaro ah ayaa ku dhawaaqaya inay ka soo horjeedaan in Itoobiya lagaga kireeyo badda Lughaya waxana ay siteenvqaarkoid hub fudud

“Baddayada ma imian karaan Itoobiyaan. Iyo ma rabno in baddayada Xabashiyi timaado” ayey ku dhawaaqayeen dibadbaxyadan dadka ka qaybgalay.

Sidoo kale, waxa kacsan magaalooyinka kale ee gobolka Awdal kuwaasi oo ka soo horjeeda heshiiska 20 km oo bad kiro ah laga siiyay Itoobiya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this