Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka kulan dhexmaray wasirrada Qorsheynta dalalka Somaliland iyo Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Qorsheynta Somaliland Axmed Maxamed Toorno ayaa la kulmay wasiirka qorshaynta ee Itoobiya Fitsum Asefa.

War kasoo baxay wasaaradda qorshaynta Ethiopia ayaa lagu sheegay in ay ka wada hadleen xidhiidhka iyo danaha labada dal.

Safiir ku xigeenka Somaliland ee dalka Ethiopia Barkhad Maxamud kaariye ayaa kulankaasi ku wehelinayay masuuliyiinta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this