Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1704438899906.jpg?resize=720%2C48

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamanka mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa lagu magacaabay Gudddiga Doorashada Madaxtooyada.

Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood waxaa Guddoomiye looga dhigay Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame oo hore Guddoomiyr ugu ahaa Guddigii Doorashada Guddoonka Baarlamanka.

Halkan ka akhriso Warqadda Magacaabista

FB_IMG_1704436812576.jpg?resize=720%2C93

PUNTLAND POST

The post Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this