Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1704182517869.jpg?resize=720%2C48

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Wakiilada Puntland mudane Xasan Cabdalla Xasan ayaa Saaka magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamanka.

Warqad uu soo saaray Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamanka cusub ayuu ku magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada oo ka kooban 7 xubnood.

Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame ayaa Guddoomiye looga dhigay Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Baarlamanka sida ku cad Warqadda magacaabidda.

Halkaan ka akhriso Magacaabidda

FB_IMG_1704181700226.jpg?resize=720%2C93

PUNTLAND POST

The post Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this