Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9 Horta maxee ku kala tageen Abiyo iyo Eritareeya? Eritareeya caawinteeda ayuu Tigreyga kaga guuleystay and after that suddenly wey kala tageen. Did he ask a port and they refused? I don't think dekad dhaqaalo ee ka dhistaan dalkooda u diidi lahaayeen, which would have made Jabuuti in financial dire straits. He probably insisted a military base. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9 Abiye said to eritrea i will give u all the land tigrayan took from u in the Badme in return. I need a port I do own isias said I can give u Assap or massawa but we want to co own it 60 percent share . It will not be a permanent ownership and at any time in the agreement the Eritrean government can take back buy Ethiopia out of the shares. Also in exchange isias said. I want full rulership of Tigray and install his puppet tpdm tigrayans rebels who he groomed in Asmara for decades. Abiye went back on the ageeement and made peace with Tigray and the tplf in South Africa . Sources also said that abiye asked for naval base isias said that can never happen. So the deal died and they had a fall out Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10 6 minutes ago, Che -Guevara said: How accurate is this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10 Ridwan is in Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 10 A lot of speculations! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10 Quote Harun Maruf @HarunMaruf BREAKING: A back channel diplomatic effort by Kenya and Djibouti to solve the dispute between Ethiopia and Somalia over the controversial MoU has ended without conclusion, according to a source. The source says representatives from Somalia and Ethiopia have been in Nairobi in recent days but officials from the two countries have not met or engaged talks directly. Kenya has been conducting the actual back channel diplomacy, an effort reportedly blessed by Kenya president William Ruto. According to the source, Somalia’s position was clear - that there will be no direct talks unless Ethiopia abandons the MoU which was declared “illegal” by Somalia’s parliament and signed by President Hassan Sheikh Mohamud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10 By the way hassan sheikh conceded though he said no talks with Ethiopia unless they declare the MOU null and void. He should have kept his word why send a Minister to kenya to hold talks with Ethiopia when u said i will not hold talks with Ethiopia , 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10 Taliyaha Ciidamada Itoobiya " Dhulka Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya " Axad, Maarso, 10, 2024 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Ciidamada Itoobiya ee ku sugan qaybo kamid ah Soomaaliya, sababta ay u joogaan Ciidamadaas iyo waxa ay ka qabtaan gudaha Soomaaliya. Taliyuhu waxa uu ugu horreyn sheegay in Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ay gacanta ku ku hayaan 60% Dhulka Soomaliya oo ay nabaddiisa ilaalinayaan, waxa kale oo uu sheegay in Ciidamada Itoobiya ay naftood u hurayaan nabadaynta Soomaaliya, waa siduu hadalka u dhigay Taliyaha Ciidamada Itoobiya. Taliyuhu waxa kale oo uu sheegay in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ay sababeen in Dowladda Soomaaliya ay fadhi ka dhigato Muqdisho, " Berri hadday Ciidamada Itoobiya ka baxaan Soomaaliya uma malaynayo in Dowladda Soomaaliya ay fadhiyayso Muqdisho" ayuu yiri Taliyaha Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula. Dhinaca kale Birhanu Jula waxa uu xusay in Dawlad goboleedyada Soomaliya ay intooda badan taageersan yihiin joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya, Taliyuhu waxa uu sheegay in haddii Ciidamada Itoobiya ay kasoo baxaan Soomaaliya ay shacabku odhanayaan "Waanu idin siiraaci" waa siduu hadalka u dhigay Taliyaha Ciidamada Itoobiya. Joogitaanka Ciidamada Itoobiya ay joogaan Soomaaliya waxa uu Taliyaha Ciidamada Itoobiya ku sheegay inay halkaa u joogaan sugidda amniga dalka Itoobiya iyo in Soomaaliya laga difaaco Al Shabaab, sidaas darteed waxa uu Taliyuhu carrabka ku adkeeyay in gobollada Soomaaliya ee ay joogaan Ciidamada Itoobiya aysan ku wareejin doonin waxa uu ku sheegay Cadow, inkasta oo uusan qeexin waxa uu ka wado hadalkaa iyo cidda uu hadalkaa ula jeedo. Ugu dambayn Taliyaha Ciidamada Itoobiya waxa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dafirtay wanaaggii aan u samaynay Soomaaliya, halka shacabka Soomaaliya ay umahad celinayaan Ciidamada Itoobiya isla markaana ay garanayaan naf huristii aan dartood u samaynay, waa siduu hadalka u dhigay Birhanu Jula Taliyaha Ciidamada Itoobiya. Hadalka Taliyaha ayaa kusoo aadaya wakhti wali ay taagan tahay xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo daba socotay heshiiskii is afgarad ee billowgii sannadkan ku dhex maray Addis Ababa Dowladda Itoobiya iyo Somaliland, heshiiskaas oo lasoo sheegayo in Dowladda Itoobiya ay dib uga fiirsanayso ka laabashadiisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 10 We are living in strange times. Quote Share this post Link to post Share on other sites