Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 16 Muuse Muqayil will see the wrath of Ismaaciil Cumar Geelle. Wax badan ayuu koolkooliyey marka dhankiisa karbaashka ma arkin. Nabsigii Reer SSC ayaa ka soo baxay, wuxuu hub iyo dhaqaalo siiyaba Muuse. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16 9 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Muuse Muqayil will see the wrath of Ismaaciil Cumar Geelle. Wax badan ayuu koolkooliyey marka dhankiisa karbaashka ma arkin. Nabsigii Reer SSC ayaa ka soo baxay, wuxuu hub iyo dhaqaalo siiyaba Muuse. Have u noticed how geele is pretty quiet. To be honest he must be making. Hours behind the curtains . Laakin he can’t openly condemn Ethiopia. For they are his first bussiness client . He is not like Somalia . Somalia iyo itoobiya. Xiidhidh ganacsi oo sida u weyn maleh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16 Djibouti is playing a new angle. I am beginning to think HSM and Gheele were blindsided. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 16 6 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Have u noticed how geele is pretty quiet. To be honest he must be making. Hours behind the curtains . Laakin he can’t openly condemn Ethiopia. For they are his first bussiness client . He is not like Somalia . Somalia iyo itoobiya. Xiidhidh ganacsi oo sida u weyn maleh Ismaaciil siyaasadiisa hoos ayuu ka wadaa and one thing we know is that Muuse seriously betrayed him, considering how he stood beside thick with him in Sool. Of course Xabashada iskuma diraayo, but he will arm Reer Awdal, siiba laftiisa. If Muuse thinks war-weary ragtag Xabashi ciidamo can support him, wuu riyoonaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16 Awdal state loading? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16 second Wadani official , responds to hamse and hassan ulusow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16 Itoobiya oo sheegtay in dowladaha gobolku ay ka warqabeen heshiiska ay Somaliland la gashay Talaado, January, 16, 2024 (HOL) - Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in dowladaha gobolku gaar ahaan kuwa Bariga Afrika ay ka warqabeen isfahamka ay la gashay Somaliland kahor inta aan la saxeexin kowdii bishan. Lataliyaha Amaanka ee Raysal Wasaare Abiye Axmed Redwan Xuseen, ayaa sida Addis Standard qortay sheegay in kahor intii aan heshiiska la gaadhin ay bishii October dubulumaasiyiin u direen waddamada Bariga Afrika, si loola wadaago is fahamka Somaliland iyo dalkiisa ka hor intii aan la saxeexin. Redwan Xuseen waxa uu sheegay intaa wixii ka danbeeyay in ay waddamada gobolku ka warqabeen heshiiska, waxa uu yidhi "Waxa kali ah ee waddamada gobolku anay ka warhayn waxa uu ahaa aqoonsiga Somaliland, saamiga diyaarada ee aanu bixinayno, iyo marka uu Madaxweyne Biixi iman doono". Redwan Xuseen waxa uu sheegay in Somaliland ay siisay saldhig millateri taa badalkeedana ay Somaliland u aqoonsanayaan dal madaxbannaan. Xafiiskii Somaliland ee Itoobiya oo awal la odhanjiray Mishanka Somaliland ee Itoobiya iyo Midowga Afrika, ayaa hada loo badalay Safaarada Somaliland ee Itoobiya, sida uu baahiyay wakiil ku xigeenka Somaliland ee Itoobiya. Dowlada Soomaaliya ayaa iyadu aad uga soo horjeedsatay isfahamka dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya, iyada oo ku macnaysay madaxbannaanideedii oo lagu soo xadgudbay, waxayna sheegtay in anay marnaba aqbali doonin in heshiiskani uu fulo. Dhinaca kale, Somaliland oo 33 sanno kahor si hal dhinac ah uga noqotay midowgii salka u ahaa Jamhuuriyadii Soomaalida, isla markaana aqoonsi raadinaysay muddo dheer ayaa is afgaradkan u aragta mid muhiim u ah qadiyadeeda. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16 The man-child's gov is not attending IGAD meeting in Kampala. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 The Foreign minsiter is in Turkey not sure what he is doing there though maybe the turks are up to something Quote Share this post Link to post Share on other sites