Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 17 Widaay, Soomaaliya hubkii cunaqabateyn ma saarno, so nothing keeps it away inay hal ama laba diyaarad milateri lease ku soo qaataan oo xarunteeda Jabuuti ka dhigtaan and then patrol Waqooyi airspaces. We already have trained pilots sitting in Turkiga. Sidii hore ma'aha xaalka. Ismaaciil ayaa isku dirteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 17 Full marfish marqaan talk. Barfaaoor kulahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17 Fahad Yasin “When the sovereignty of the country is violated, there are no pro-government and opposition factions, therefore, we are ready to support you Mr. President Hassan Mohamud, and show the enemies of our country that our people are united. But it is necessary to see your leadership, which can gather the different diverse strengths that are embedded in the Somali people.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 21 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Widaay, Soomaaliya hubkii cunaqabateyn ma saarno, so nothing keeps it away inay hal ama laba diyaarad milateri lease ku soo qaataan oo xarunteeda Jabuuti ka dhigtaan and then patrol Waqooyi airspaces. We already have trained pilots sitting in Turkiga. Sidii hore ma'aha xaalka. Ismaaciil ayaa isku dirteen. Bal weynu eegi weynu u fahdina weynu arki ciidi caano ka daattan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17 5 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: One of the few things did right if it is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 44 minutes ago, Che -Guevara said: I doubt that’s is true wa warki suuqa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17 2 minutes ago, Xaaji Xunjuf said: Bal weynu eegi weynu u fahdina weynu arki ciidi caano ka daattan Xaaji, the problem for Bixiye (don't know who came up with this term) he doesn't have the support of many in the North including the people whose land he wants to sell. If there's any war, Bihi will depend heavily on the Ethiopians. The Amhara and Oroma on the gates of Addis Abeba, Abiy can only spare so much. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 The delegation have arrived waxay xanibaan ba our cousins in Mogadishu. Wa soo muc yidhahaheen wettiging xabahidu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 Just now, Che -Guevara said: Xaaji, the problem for Bixiye (don't know who came up with this term) he doesn't have the support of many in the North including the people whose land he wants to sell. If there's any war, Bihi will depend heavily on the Ethiopians. The Amhara and Oroma on the gates of Addis Abeba, Abiy can only spare so much. I doubt he willl go for the borama clan territory if he goes through with these deal. He will go for abdi geedi which is in awdal but settled by his clan Wali Anigu waxan man aaminsanahy he is using it as leverage the whole outlet saga. Now there is a stand off between Somalia and somaliland o itoobiya dhinac ku haysa. Conflict kan calaamku wa inay so kala dhex galan oo qadiyada somaliland laga hadla . Mogadishu ignoring of hargeisa will not continue .muuse might be a bad leader but this conflict is good for the benefit of Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 17 Ethiopia won't side with Somaliland without getting something in return. Mogadishu won't ignore Hargeisa. It will pay a lot of attention, but not in the way Muse is hoping. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 Well thats good Mogadishu is only giving Somaliland allot attention because it feels like that it is losing Somaliland. Interesting times ahead of us. I heard former President of nigeria has been appoined by the AU. he has visited us a couple of times in Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 17 Deg Deg:- Waftigii Itoobiya Ka Ahaa Oo Ka Soo Degay Magaalada Hargeysa January 17, 2024 Waftiga culus ee ka socda dawlada Ethopia ee Hargeysa soo gaadhay ayaa hore ka galay kulamadoodii qorsheysnaa ee madaxda Dalka la lahaayeen , manajiro wax wara oo ka soo baxay ilaa hadda labada dawladood waana suuro gal in waftiga ay ku soo biiraan xubno kale oo miisaan ku leh dawlada Ethopia saacadaha soo socda . Xukuumada Somaliland ayaa ka gaabsatay in la baahiyo muuqaalka waftigan oo ilaa saaka laga dareensanaa caasimadda Hargeysa hab maamuuska xukuumaddu ku qaabileysay. Lasoco wixii ka soo baxa kulankaasi oo wadamo badan u dhag taagayaa boramanews Quote Share this post Link to post Share on other sites