Xaaji Xunjuf Posted January 8 17 minutes ago, Che -Guevara said: Wow gaala madowdi way kirbeen, they are inflitrators see how he mastered the somali tongue , just to inflitrate 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 8 7 hours ago, Che -Guevara said: Djibouti released a statement the moment HSM landed in Asmara Wuxuu ordaba, dalal cadow ah ku noqnoqdo hadda ogaaday dalalka Soomaaliya horumarkeeda daneynaayo yihiin Qadar, Turkiga iyo Eritareeya. Farmaajo inuu saxsanaa hadduu ogaaday. Siyaasad waxba kama yaqaano, dhul boob iyo hanti boobid ayuu siyaasad moodaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 8 30 minutes ago, Xaaji Xunjuf said: gaala madowdi way kirbeen, they are inflitrators see how he mastered the somali tongue , just to inflitrate Kibirkooda adiga iyo inta kula fikir ah qol isku ooday haddana dadkaan qolka soo gishtay ila jooga tiri. Hala yaabin hadduu kula sheegto isla qolkaas. Bal ii sheeg why did Oromada target inay si xad dhaaf ah u degaan magaalooyinka Waqooyi Galbeed (Hargeysa, Berbera) iyo Waqooyi Bari (Boosaaso) and not Koonfurta. Nabadda kaliya ma'aha. Xamar waala degnaan karaa, but they never tried. Meesha dan ayaa laga leeyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 8 Abiyow ciidanka siidaa ee arrintu joogtaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 8 54 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Kibirkooda adiga iyo inta kula fikir ah qol isku ooday haddana dadkaan qolka soo gishtay ila jooga tiri. Hala yaabin hadduu kula sheegto isla qolkaas. Bal ii sheeg why did Oromada target inay si xad dhaaf ah u degaan magaalooyinka Waqooyi Galbeed (Hargeysa, Berbera) iyo Waqooyi Bari (Boosaaso) and not Koonfurta. Nabadda kaliya ma'aha. Xamar waala degnaan karaa, but they never tried. Meesha dan ayaa laga leeyahay. Anigu uma yeedhin Galla madowda, waxa keentay duruufo dawarsi , waxan ala odhan kara waxa keeney policy iitoobiya ku soccotta wa dhab wa wax jira kara , Laakin marnaba may keenin taasi Inan Somaliland ahay ama Gooni isutaaga Somaliland tageero. Sababto ah ninkan kabba ka tolanaysid kabihisa la eega maanta haday iitoobiya iso weerarto xita wax aadigu ii qaban kartid majirto not meaning u Shakhsiyand , (But Somalia). Because taadi baad la taag darantahay. Dadka Somaliland waligood may jeclayn oromada sababto ah wa dad duli oo darxumo badan oo cuduro farra badan watta. Sheikhi dhintay eeh la odhan jiray sheikh adan sero raximullah aya wuxu odhan jiray nimanka iska fogeya ,kalmahada somaliga aad baraysan na joojiya iyo inad aad tidhahdan geedkan afsomaliga waxa lugu yidha , sidan iyo sidan. Sababto qotidu they copty and want to inflitrate thats what i know for sure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 8 36 minutes ago, Che -Guevara said: Abiyow ciidanka siidaa ee arrintu joogtaa maxa laga wada hadlay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 8 8 minutes ago, Xaaji Xunjuf said: maxa laga wada hadlay It could be for show. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 8 ruwayaaad bay noo dhigayaan haha 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 9 Quote Golaha Wakiilada Somaliland oo soo saaray qaraar lagu cambaaraynayo dowlada Soomaaliya Isniin, January, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray qaraar ay ku cambaaraynayaan farogalin ay sheegeen in ay dowlada Soomaaliya ay ku hayso arrimaha Somaliland. Golaha ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal madaxbannaan oo xornimadiisa ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska sannadkii 1960, isla markaana ay heshiisyo la gali karo dalal iyo shirkado shisheeye si waafaqsan dasuurkeeda. Golaha ayaa si gaar ah uga jawaabay qaraarkii uu baarlamaanka Soomaaliya ku buriyay isfahankii Somaliland iyo Itoobiya, isaga oo uu goluhu sheegay in go'aankoodu aanu waxba ka badali karin isfahamka labada dhinac gaadheen. Hoos ka akhriso qaraarka Golaha Wakiilada oo dhamaystiran:- Seems the talks didnt help qodobki ku jiray muxu ah yaan wada hadalada la carqaladayn , This sounds like carqaladayn On both sides ofcourse not only on Somaliland side but also on Somalia side. Qodobki weegi hore la sexeexay durba wala jabiiyey. Haa dhakhleyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 9 45 minutes ago, Che -Guevara said: I think the Egyptians are more frightened then Ulusow him self. Becase of the Whole conflict with Ethiopia and if Ethiopia establishes a naval base on the golf of aden , Thats a game changer really Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 9 Faisal ali waraabe chairperson of the Ucid Party Quote Share this post Link to post Share on other sites