Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharrixiinta Mucaaridka Puntland oo qaaddacay liiska xildhibaannada Baarlamanka cusub

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1704103923687.jpg?resize=720%2C48

Musharrixiinta Mucaaridka ah ee Puntland oo maanta shir deg deg ah isugu yimid ayaa gebi ahaanba qaadday liiska cusub ee Baarlamanka Puntland ee xalay shaaciyay.

War-saxaafadeed ka soo baxay Musharrixiinta Mucaaridka ah ayay ku sheegeen in aysan aqoonsanayn islamarkaana aysan doorasho ku geli doonin liiska cusub ee Baarlamanka la shaaciyay oo ay ku tilmaameen mid baal-marsan habraacii sharciga ahaa.

Golaha Musharrixiinta ayaa sidoo kale ayaa liiska xildhibaannada cusub ku tilmaamay been abuur iyaga oo xiganaya hadalkii guddoomiyaha guddiga xallinta Khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka Mucaaridka

FB_IMG_1704102314985.jpg?resize=720%2C12

PUNTLAND POST

The post Musharrixiinta Mucaaridka Puntland oo qaaddacay liiska xildhibaannada Baarlamanka cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this