Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo saaka socdaal ugu baxay dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynah Somliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka socdaal ugu baxay magaalada Addis ababa ee caasimada waddanka Ethiopia.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la sheegy in ka helay casuumad rasmiya raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Maalmo ka hor ayay ahayd markii uu Madaxweyne Muuse Biixi uu safar ku tagay dalka Jabuuti oo kula soo kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed, waxa xusid mudan in illaa hadda aanu madaxweynaha Somaliland bulshada u sharraxin safarka Jabuuti iyo kulan uu la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wixii warar kasoo kordha kala soco Somalilandtoday

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this