Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo gaadhay addis ababa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynahaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

Madaxweyne Biixi iyo Waftigii uu hogaaminayey ayaa markii uu ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole waxa halkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Demeke Mekonen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this