Deeq A. Posted December 31, 2023 Madaxweynahaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxweyne Biixi iyo Waftigii uu hogaaminayey ayaa markii uu ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole waxa halkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Demeke Mekonen. Source Share this post Link to post Share on other sites