Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi oo Lagu soo Dhaweeyay Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Muuse Biixi oo Lagu soo Dhaweeyay Itoobiya

Addis ababa (Qaran news)-Dawladda Ethiopia oo Madaxwaynaha Somaliland Iyo Weftigiisii u samaysay Soo-dhawayn Maamuuskeedu sareeyo.
Screenshot_20231231_152200_WhatsApp.jpg
Madaxweyne Biixi iyo Weftigii uu hogaaminayey ayaa markii uu ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole waxa halkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Demeke Mekonen.

IMG-20231231-WA0010.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this