Deeq A. Posted December 31, 2023 Madaxweyne Muuse Biixi oo Lagu soo Dhaweeyay Itoobiya Addis ababa (Qaran news)-Dawladda Ethiopia oo Madaxwaynaha Somaliland Iyo Weftigiisii u samaysay Soo-dhawayn Maamuuskeedu sareeyo. Madaxweyne Biixi iyo Weftigii uu hogaaminayey ayaa markii uu ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole waxa halkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Demeke Mekonen. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites