Deeq A. Posted December 30, 2023 1856-dii, Richard Burton markuu ka warramaye xeebaha Soomaaliya iyo ganacsiga ka socday, baa waxa uu ku sifeeyay sida ashqaraarka leh ee Soomaalida u danaynayaan kororka shilimaadkoodo, “Dhulka wax i sii.” Sida diblumaansiyiinta waddamadooda u soo dirsanayaan Soomaaliya ay u goobaan xogaha dalka loo dirayo, khaasatan kuwa ree Galbeedka, buugga Richard waa mid aan laga waayi karin rastada buugtooda. Niyadjabka waa marka weedha Richard ay u fahmaan diblumaasiyiinta ree galbeedka sida in Soomaalidu leedahay noo kaalmeeya. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites