Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somalilan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo weftigiisa oo dalka Jabuuti kaga qayb-galay  wada-hadallada u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya oo heer madaxweyneyaal ku bilaabmay, isla xalayna war-murtiyeed laga soo saaray, ayaa dalka kusoo guryo noqday, waxana madaarka kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, taliyeyaal ciidan iyo xubno kale oo saraakiil ah.

Wa-bilaahi Tawfiiq

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this